5,726
  • Maandeeq - Sidii Webi Durdurayoo

    16,586 views 7 months ago
    Ereyadii Axmed Ducaale Xiirey.
    Luuqda Darandoorriga ah, Daa'uud Cali Masxaf &
    Faadumo Cabdillaahi Kaahin (Maandeeq).

    Dhageysi wacan

    :::::::Lyrics::::::::::

    Sidii webi durdurayoo
    labadiisa daamood
    doogii kasoo baxay
    dacalada isdhaafeen

    laamaha dushiisana
    shinbiruhu kudoodeen
    ama deyr samaatoo
    dadku nabad kuwada yaaal
    duunyaduna fooftoo
    kudareertay howdkii

    kudoonayaayo anigana daraadaaa
    indhihii idaaleen

    naftaa kudiyaaree
    raga kaan kadoortooy
    Hadmaan hadmaan
    hadmaan dadab gelaynaa

    Hadmaan hadmaan
    hadmaan dadab gelyanaa

    Markaa diigu uu ciyo
    Daakiraada subaxii
    Dohurkiyo iyo habeenkii
    Duulaan siidaan ahay


    Waxaa la idul keenaa
    Degmadaad ku nooshee
    Naftu waxay dareentaa
    Inagoo dalxiisoo

    Daalo aynu joognee
    Daalo aynu joognee

    Kuu doonayayoo
    Anigana daraadaa
    Indhihii I daalee
    Naftaa du diyaaree
    Dumar taan ka doortaay
    Cawaan cawaan
    Cawaan dadab gelaynaa

    Cawaan cawaan
    Cawaan dadab gelaynaa

    Sidii dayr cad ramadoo
    Dooxa raysta joogtoo
    Duhurkii markay tahay
    Mayay dihini uu helay

    Dambeedada la marayoo
    Durdurada dhasheedii
    Hadba dacal ka dhaaftaa
    Kuu daawadaayoo
    Naxariista daymada
    Nafta kugu daweeyaa

    Kuu doonayayoo
    Anigana daraadaa
    Indhihii I daalee

    Naftaa du diyaaree
    Raga kaan ka doortaay
    Hadmaan hadmaan
    Hadmaan dadab galeynaa?

    ::::::::::END::::::::::::::::::: Show less
    Read more
  • Uploads Play all

    This item has been hidden
  • Maandeeq Qaraami - Xulka Heesaha Maandeeq Play all

    Mandeeq - Fadumo Cabdillahi is a superstar performer, her status as one of the most successful singers of her generation. Blessed with a crystalline voice, a remarkable gift for phrasing and a restless creative spirit, she traveled a singular artistic path, proudly carrying the torch of "Qaaaci" More remarkable not only because her popularity has been achieved in the face of a dominant musical trend despite an amazing singing voice that has enthralled practically anyone who has heard it. What has remained a constant through out history is her extraordinary harmony singing.
    This item has been hidden
  • MAGOOL Xaliimo Khaliif Cumar - Qaaci ✅ Qaraami ✅ Play all

    Magool's unique performances, ability to memorize entire albums' worth of material in a matter of hours, and her deep, emotive voice would eventually earn her the title of (Boqorada Codka Fanka Soomaaliyeed) "The queen of somali Artistry voice.
    This item has been hidden
  • Cumar Dhuule - Heeso kaban Qaaci Qaraami iyo Subcis Play all

    Cumar dhuule was a superstar performer, his status as one of the most successful singers of his generation. Blessed with
    His peaceful voice
    His moving poetry that caring spirit
    His charming nursery rhyme
    His guitar/oud strings
    ALLAH BLESS HIS SOUL AAMIN.

    For more History Of Cumar Dhuule go to http://www.dhuule.com
    This item has been hidden
  • Popular uploads Play all

    This item has been hidden
  • SHEEKH MUSTAFE IYO TAARIKHDII ANDULUS Play all

    sheekh mustafa iyo Taariikhdi islaamka spaian/portugal dhulkii la odhan jiray andulus iyo jabkii ku dhacay, waana tusaale wacan oo maanta soomalida ku dhacday.
    This item has been hidden
  • This item has been hidden
to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...