• Soodhaweynta Farmaajo Madaxtooyada Bosaaso

    9,000 views 5 days ago
    Muuqaalka jawiga soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo nawaaxiga Madaxtooyada Bosaso - Jidka 30ka. Show less
    Read more
  • Uploads Play all

    This item has been hidden
  • Soomaalida Play all

    This item has been hidden
  • Caalamka Play all

    This item has been hidden
  • Muuqaalo Xiisoleh Play all

    This item has been hidden
  • Sports / Ciyaaraha Play all

    This item has been hidden
  • Popular uploads Play all

    • Madaxda Soomaalida & Kursi jacaylka - Duration: 77 seconds.

      • 7 years ago
      • 162,187 views
      Filimkan Kartoonka ah waxaa sameeyey farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Caamir, waxaana xuquuqdiisa iska leh Amin Arts
    • Caruurtii Al Shabaab Soo dagaal gelisay oo Saxafada la hadlay - Duration: 6 minutes, 13 seconds.

      • 1 year ago
      • 123,130 views
      Wariye Cali Ducale ayaa wareysi kooban la yeeshay Qaar kamid ah Caruurtii Da'ada yaraa oo ay Kooxda Al Shabaab soo dagaal gelisay, kuwaasi oo markii danbe isu dhiibay Ciidamada Puntland.
    • Somaliland: Muuse Biixi oo ku hanjabay inuu la dagaalamayo Puntland - Duration: 6 minutes, 38 seconds.

      • 2 months ago
      • 106,934 views
      Murashax Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa sheegay in Somaliland aysan dagaal rabin balse hadii Puntland si militari usoo faro geliso doorashada ay ka jawaabi doonaan.
    • Gaalkacyo: Dagaalo markale ka dhacay Koonfurta & Galbeedka Gaalkacyo - Duration: 8 minutes, 31 seconds.

      • 1 year ago
      • 75,180 views
      Waxaa markale dagaalo culus ay dhexmareen ciidamada Puntland iyo Galmudug oo isku haya dhul ku yaal Koonfur Galbeed ee xarunta gobalka Mudug ee Gaalkacyo.
    • Al Shabaab iyo Daacish isu dhiibay dowlada Puntland - Duration: 7 minutes, 56 seconds.

      • 1 year ago
      • 67,593 views
      Xubno horey uga tirsanaan jiray kooxaha Al Shabaab iyo Daacish oo qaarkood isa soo dhiibay qaarna la qabtay ayaa maanta lagu soo bandhigay magaalada Bosaaso ee xarunta gobalka Bari.
    • Muuqaalo Goolashii Ciyaartii Puntland vs Jubbaland - Duration: 8 minutes, 23 seconds.

      • 1 year ago
      • 67,029 views
      Muuqaalo goos goos ah ee Goolashii iyo Rigoorayaashii ciyaartii ugu danbeysay ee Puntland Vs Jubbaland. Xigasho: Access Sports tv.
    • Kenya: Nin mindi sita oo lagu toogtay Irida Safaarada Maraykanka - Duration: 76 seconds.

      • 1 year ago
      • 61,345 views
      Nin lagu sheegay inuu ka tirsan yahay Al Shabaab ayey ciidamada Kenya ku toogteen Irida laga galo Safaarada Maraykanka ee Nairobi, kadib markii sida ay sheegeen ninkaasi uu mindi ku dhuftay mid kam...
    • Puntland baa laga helaa (Hees cusub) - Duration: 10 minutes.

      • 6 years ago
      • 57,981 views
      Heestan waxaa wada jiibinaya, Fanaanada weyn Marysan Mursal Ciise, Maxamed Axmed Qoomaal, Cali Xasan (Cali Puntland, Cabdirisaaq Alteezo iyo Xaawo Kiin
    • Puntland oo goob gaar ah ku xareysay Caruurtii Al Shabaab soo dagaal gelisay - Duration: 14 minutes.

      • 1 year ago
      • 54,730 views
      In badan oo kamid ah Maxaabiistii Nolosha looga qabtay Maleeshiyaadkii Al Shabaabka ee ku duulay Puntland, ayaa waxaa ku jiray dhalinyaro da'a yar iyo Caruur aan weli qaan gaarin. Kuwaasi oo dowlad...
    • Zimbabwe: Banaanbax looga soo horjeedo Mugabe oo ka dhacay Harare - Duration: 2 minutes, 43 seconds.

      • 1 year ago
      • 49,267 views
      Ciidamada Amaanka ee dowlada Zimbabwe ayaa awood u adeegsaday banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweyne Robert Mugabe oo ay caasimada Harare ka dhigeen xisbiyada Mucaaridka.
    • Al Shabaab oo Baahisay Cododka Kooxdii geysatay Xasuuqii Ambassador Hotel - Duration: 3 minutes, 47 seconds.

      • 1 year ago
      • 42,053 views
      Idaacada Kooxda Al Shabaab ayaa baahisay cododka kooxdii geysatay xasuuqii Hotel Ambassador.
    • PUNTLAND: Waxaa Jira Ciidan Cidiisa ilaalsha - Duration: 98 seconds.

      • 1 year ago
      • 42,001 views
      Erayadii iyo Laxankii
      Codkii Abwaan Cali Xassan Warsame:

      Qayb ka mid ah heestii caanka ahayd ee Calanka Abwaan Cali Puntland:

      Waxaa jira ciidan ciidiisa ilaashee
      Curaad iyo geesi ciroole iyo wii...
    This item has been hidden
to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...