Upload

Loading...

Barwaaqo Hees Dahir Alasow u sameeyay Marwadiisa

6,460

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Uploaded on Nov 12, 2011

Fanaan Xasan Cagaaran iyo heesta Barwaaqo ee Dahir Alasow u sameeyay Marwadiisa Sahra Abdi,

Hees Barwaaqo
------
Duco waalid iyo
derajiyo aqoon.
Midoow daaʼinkeey,
ugu deeqayee
Deeyma iyo muuq ,
Loo daayayeey.
Durayadii wacneedee
Taariikhda dahabkaa
Daa-iman laheeydeey
Degan calanka jeceloo
Dibadaha ku nooleey
Aan kula dardaarmee
Weligaa dalkaagiyo
Degaanada xasuusnoow
Qalbigana ka daawoo
Koleey kaama daahnoo
Riyadiyo dareenkaa
Ku dul geeya leeylkee
----
Sahra degaladeenoo
Daa-iman barwaaqaa
Dirir ceelka geeyoo
Intuu dooxa mudug
Ka onkoday dushii hoowd
Dacalada biyaha dhigay
Deganida saqdii dhexe
Danabkiyo hilaacana
Dhibicdiis ku darayoo
Doogiyo xareedii
Dusha leerka kaga shiday
Waa dunni barwaaqee
Mar unbaan dalxiis
Dacalada Hobyood
Dadab iyo aroos
Damaashad ku dhigan
Dhamaad-Dhamaad
Fanaan: Xasan Cagaaran
Erayo: Dahir Abdulle Alasow
Laxan: Sugaal Abdulle Omar
Music: Maxamed Caynba Cayn
Date: Mon, 15 Dec 2008 01:23:44 -0800

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

to add this to Watch Later

Add to