Upload

Loading...

Gabaygii Abshir Bacadle ee Somaliland oo dhab noqday Waagacusub Tv

102,376

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Jan 21, 2013

Ma-aha Feysalow goosashadu reero kala guuray,
Oo arigii kala guranayoo geelii kala soocday,
Mar uun buu guntamay nikaaxani gaasir maahayne,
Lixdankii nikaaxii aan galnay ood gacanta soo taagtay,
Anna aan heshiiskii gudoon ku aqbaloo xariga u giijay,
Guntana aan badweynta u dhigay ayaa goo isleedahaye,
Gundhigii iyo heshiiskii la galay miyaadan soo gaarin,
Halkaan faylashii u gudbiyey amase gaarsiiyey,
Faysalow ma gaadhiin Tigreena garanba maayaane,
Inaad naga go'daan bal daa iyo gaalo raacnimo'e,
Inaad gacan labaad doorataan kuuma soo geline,
Gugaagaa yare ee Faysalow gacalow aashaada,

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...