Loading...

Qeylodhaan Labo - Rabiyoow inaga qabo Hees cusub 2012

13,605 views

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Apr 9, 2012

Qeylodhaan labo - Rabiyoow inaga qabo waa hees cusub 2012 ee ay soo saartay Kooxda Qeylodhaan. Heestan oo ah baroordiiq loogu tala galay qaraxii ka dhacay tiyaatarka Mugdisho taariikhu markay ahayd 04/04/2012. Waana mirihii Abdisalaan Cali Muuse "Qabsato" laxankii Al-Ustaad Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel. Waana Codadkii Xaawo Kiin, Xuseen Shire Jaamac Ciyaar Jecel, Abuukar Xaji Abdi, AbdiKhaaliq Mohamed SIraad, Bakar Yare, iyo Faysal Jawaase. Waana isku dubaridkii kabiirka kooxda qeylodhaan Dr. Cabdi Shire Jaamac Ciyaar Jecel.

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...