Upload

Loading...

Hees Heelo Buurta Jufa -Iidle Yare - Hadiyad Hodan Mohamed Nur Faahiye

14,776

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Mar 21, 2013

Idhan Degaladiisii
Inaan wada dalxiisnoo
Kula dubtaa xasiidoo
Kuuna diiro aalaha
Dacalkaaga joogoon
Adi uun ku daawado
Waa duni Barwaaqee
----------------
Page1-
Sidaad tahay dhul doogiyo
Dareemadu isqabatoo
duunyadu ku naaxdoo
dadku farax ku joogaan
ayaan kuugu doogtaa
oon kuugu darara
markaan dayo dhankaagee
--------
Kooris-
Hodaney dunbaatahayee
Dun xariira baad tahayee
Dila iyo magaalo cadee
Jufa daafaheediyeey
Yaa kugula dadab galayee
oo dalxiis aroortiiyee
dagalada dhamaantood
kusoo daawad siiyoo
Danbar kugula soo dhamayee
--------
Page2
Dawooy dumar mudnaantood
mida daris lanoqotee
anigana i deeqdaay
dumar gabi ahaan tood
dookhu miduu i raacshoon
abid dayn karayn iyo
waxa tahay darmaan
------------------------
Erayo: Mowliid
Laxan: Dahir Alasow
Hibeyn Iidle yare
-----------------

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...