Upload

Loading...

Dhaanto Guul iyo Midnimo - Birimo iyo Hanad

29,675

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Uploaded on Feb 10, 2012

http://waagacusub.com - Hees Guul iyo Midnimo.

Geesi habar dhashoo
Gobanimo u dirir
Lagu gardaadiyoow
Guul iyo midnimo
Ubax iga gudoon.
------------------
Inan la guursadoo
Gaarinimiyo xishood
Lagu gardaadiyaay
Guul iyo Midnimo
Ubax iga gudoon.
--------------------
Garyaqaan Asluub
Garashiyo dadnimo
Lagu gardaadiyoow
Guul iyo Midnimo
Ubax iga gudoon.
-0----------------------
Goboladda dhexiyo
Gabar yaheey Galmudug
Lagu gardaadiyaay
Guul iyo Midnimo
Ubax iga gudoon.

Codadka:
Faysal iyo Birimo.
Erayo: Dahir Alasow
Music: Xasan Cujeeri
Jiibta: Sagal Iyo Muna
Xiriirin: Abwaan Saciid
Studio: Baana Caruusi
Taariikh: 23 October 2011

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...