Upload

Loading...

Hees My Love Faysal Hanad Waagacusub Tv

118,050

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Feb 18, 2013

Miyaad moog tahay Marwooy
Sidaan kuu muhanayoo
Miyaad moog tahay Marwooy
Maankeeyga inuu ku jiro
--
Miyaad moogtahay Marwooy
Inaan ku dulmeerayoo
Miyaad moog tahay Marwooy
Muuqaaga sidaan u raboo
-------
My Love waan soo socdaa
Mirahi samirkaan sidaa
Markiyo boon iyo quljeed.
Ilaa Muqdishaan ku geeyn.
Macaan Muqdishaan ku geen
---
Miyaad moog tahay Marwooy
Muxubadaan kuu qabaa
Miyaad moog tahay Marwooy
Macaaneey halkaad ku taal
-----
Miyaad moog tahay Marwooy
Inaad Midigteeyda tahay
Miyaad moog tahay Marwooy
Inaan kugu ahay Maqsuud
-----
My Love waan soo socdaa
Mirahi samirkaan sidaa
Markiyo boon iyo quljeed.
Ilaa Muqdishaan ku geeyn.
Macaan Muqdishaan ku geen
Macaaneey Muqdishaan ku geen
Erayo: Dahir Alasow
Laxan: Mohamed Wadanoole.
Fanaan: Faysal Hanad
Music: Xasan Cujeer
Abwaan Dahir Alasow wuxuu heestaan u Hibeeyay:
Hinda Ahmed Barkhad
Raqiya Abiib Aw Adan
Malyun Mecad Allaale

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


Sign in to add this to Watch Later

Add to