Loading...

Last days of Afweyne.mpg

70,367 views

Loading...

Loading...

Transcript

The interactive transcript could not be loaded.

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Apr 13, 2010

"Xaqii afka laga xiro feeruhuu ka dillaacaa". Waa Afweyne oo Kaneeco ku cuntay Gedo iyo macaluul. Markuu xukunka hayey wuxuu aaminay USC dadkeeda, ayaguna mudankiisa bay marsiiyeen. Xataa maryahiisa buu ka baqi jiray Xamar.

Orodkii uu Xamar ka soo carary buu Nairobi ku tegay. Markaas baa Nairobi na looga tarxiilay Lagos, Nigeria. Dhawr goor baa tuugo ugu soo dhacday gurigii xumaa ee uu Lagos ka dagganaa. Armuu Wadnuhu go'ay intuu mooday in Soomaali aargoosi u dilaysa ay u soo dhaceen. Nin walba waxuu geystay baa laga gudayaa.

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...