Loading...

Furitaanka iskuulka hoose dhexe ee Shiikh Nur Cali Calow (Degmada Timirshe)

1,794 views

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Sep 15, 2012

Munasabd sii heer sare loo soo agaasimay oo lagu furrayey dugsiga hoose dhexee ee Shiikh Nur Cali Calow ku yaala degmada timirshe oo ka tirsan gobolka bari, Puntland, aya waxa ka soo qeyb galay dadweyne fara badan kuwaas oo u badna waalidiinta carruurta halkaas oo khudbadado laga jeediyey.

Kaa dawo xafladda furitaanka youtube:

waxaa khudbadado ka jeediyey:

C/laahi shire gurey - Gudoomiyaha degmada timirshe
C/casiis Maxamud C/laahi Agaasimaha Noor foundation (Xafiiska bosaso)
Caban Xaaji Abees
Bashiir Dhegabadane (Noor Foundation)
Engineer Cabdullahi Ibrahim Xaji Siciid (Aqoonyahan/Qurbo joog)

Waxa farriin direy Eng C/laahi ibrahim una direy qurbo joogta reer North America, farriintaas ka dawada videoga


Daawasho wacan

Loading...

to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...