Upload

Loading...

Dahabshiil-Dhiigshiil Borama oo la burburiyay - Kaamila

4,368

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Jun 19, 2012

http://waagacusub.com - Dahabshiil Sharmaarkoow
Dahabshiile meeysee
Waa dilaaga aadmiga
Danta guude Qarankaan
Ka difaac is leeyahay
Damaciyo waalida
Daah kaama saarnoo
Waa kaa duqoowdii
Guddigii dan iyo duco
Dahabshiil ka qeylsheen
Waa kaa dirqiya xoog
Degaladoodi jeexdoo
Danta guud ka doorbiday
Danahiisa gaarkaa
Waa kaa dabeeyshi
Dabaqii cuuryantiyo
Durba geeysay Sooyaal
Oo yiri anaa degi.
Waa kaa is dooxee
Isxaaqii ku duulee
Beerti Dahir Nuur yiri
Xoog baan ku degayaa.
Dagaalkii ka dhacay
Dhiigiisa yaa dumay
Waa doqon wax helayoon
Danyartuu damqeeynoo
Dahabshiil Sharmaarkoow
Dahabshiili maayee
Waa dilaaga aadmiga
Dulucduna waxay tahay
Dahabshiil dadkii baray
By Dahir Alasow
Bulshada reer Awdal State ayaa burburiyay guud ahaan boorarkii Xawaaladda Dhiigshiil -Dahabshiil ee Magaaladda Borama waxayna ku dhaarteen inay geyiga Awdal state ka shaqeen doonin

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...