Upload

Loading...

Sahra Diiriye Gamadiid oo Dahabshiil u digtay

6,640

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Jan 14, 2013

Gudoomiyaha Ururka Tayo ,garabka haweenka Sahra Diiriye Gamadiid oo ka tirsan Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Holland ayaa digniin culus u dirtay Shirkadda Dahabshiil,waxayna ugu baaqday inay joojiyaan tacadiyada ka dhanka ah Shacabka.
"Lacagtiina u adeegsada inaad bulshada ugu adeegtaan,iskana ilooba inaad hub u iibisaan Maamulka Siilaanyo" ayey tiri Sahra Gamadiid oo la soo shaqeeyay Xukumadii Somalia ee allaha u naxariistee Mohamed Siyad Barre.

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up Next


Sign in to add this to Watch Later

Add to