Gudoomiyaha degmada Eyl ayaa xusey in dhaliisha wax ka qabasho la'aanta burcad badededka uu leeyahay maamulka sare ee Puntland madaama uu ku guuldareystey markii degmada xaaladeeda daganeyd iney geeyaan Shan Askari oo boolis ah ee kaliya.
" Walaahi maamulkayagu waxaad mooda inuusan dhaliil Puntland u tirin karto uusan jirin sababtoo ah cidda kaliya oo wax ka qabtey waa annaga.Dhageyso Radio Garowe