Upload

Loading...

Hees Tacadi Surqa yareey - Erayo iyo Laxan Dahir Alasow

48,923

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Uploaded on Nov 13, 2009

Fanaanada Surqa Abdullahi
--------------------
Dunidaan,seeteeysanee,
Caqligii sooyaal ahaa,
La gooyay salkiisa iyo
sidada xarigii ahaa
Suntiyo boogteeda eeg,
suntiyo ceebteeda eeg
---
Sawirqaade iyo ,
Saxafi madaxbanaan
Samafalayaasha iyo
sameeyaha laxan macaan
Abwaan suugaanta qora,
tacadibaa lagu sameeyaa
Intaba seeftaa.
intaba seeftaa dul taal.
-----
- Salfudud waayaha ma ogid,
- sidu xaalkuba yahee
- Armaad sigataa dhacdaa,
- salaankuna kula jabaa
- Nafteeydaay samir,
- sedex biloo,
- sodon sano kaaga daran
- Waa sidaa,sidaan kuu iree,
- samee sida kula gudboon
Erayo iyo Laxan Dahir Alasow
Fanaan: Surqa Yarey

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

When autoplay is enabled, a suggested video will automatically play next.

Up next


to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...