Upload

Loading...

Xuska iyo Xasuusta Abwaan Indhabuur - Waagacusub Tv.mpg

43,471

Loading...

Loading...

Loading...

Rating is available when the video has been rented.
This feature is not available right now. Please try again later.
Published on Jun 15, 2012

http://waagacusub.com - Abwaannadan kor ku xusan oo isugu jira qaar dhintay iyo kuwo haatan nool, waxey qaar kood lahaayeen hibo gaar ah oo curinta maansada u sii dheereyd tusaale ahaan:-
Abwaan Cabdi Bashiir Indha-buur curinta ka sokow wuxuu ahaa mullaxin heesaha kooxoda intooda badan laxameeyay, abwaan Maxamed. M. Firin, ayaa isagun ku luuqeyn jiray gabayada, Sugaal Cabdulle, ayaa sidoo kale isku darsaday curin, heesaanimo iyo jilisba.
Kooxdii heegan, waxaa lagu xusuustaa kaalintii waddaniyadeed ay ku laheyd dagaalladii 1977 ee lala galay Abyssinia iyo jawaabihii deg degga ahaa ee ay ka bixin jireen wareegtooyinkii kacaanka taas oo uu marxuum madaxweyne Maxmed Siyaad Barre ugu naaneysay iney yihiin ( hooyadii fanka ).
Xusuusta kama maqna heesaha kala ah:-
Hantiyey macaanâ, Arligeygowâ, isku duubniâ,taliska nugula, Qaranimo iyo qaar kaloo badan.

  • Category

  • License

    • Standard YouTube License

Loading...

to add this to Watch Later

Add to