1.05K
  • Yooxaana 8:12-20

    288 views 1 year ago
    12Haddaba Ciise ayaa mar kale la hadlay iyaga, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nuurka dunida. Kii i soo raacaa, gudcurka kuma socon doono, wuxuuse lahaan doonaa nuurka nolosha. 13Sidaa aawadeed Farrisiintu waxay ku yidhaahdeen, Marag baad isu furaysaa, maraggaagguna run ma aha. 14Ciise baa u jawaabay oo wuxuu ku yidhi, In kastoo aan marag isu furo, maraggaygu waa run, waayo, waxaan garanayaa meeshaan ka imid iyo meeshaan tegayo, idinkuse garan maysaan meeshaan ka imid ama meeshaan tegayo. 15Idinku waxaad wax ka xukuntaan xagga jidhka, aniguse ninna ma xukumo. 16Haddaan xukumo, xukunkaygu waa run, waayo, anigu keligay ma ihi, laakiin waa aniga iyo Aabbahaygii i soo diray. 17Sharcigiinna waxaa ku qoran, Laba nin maraggoodu waa run. 18Anigu waxaan ahay kii isu marag fura, oo Aabbahaygii i soo dirayna ayaa ii marag fura. 19Sidaas aawadeed waxay ku yidhaahdeen, Aabbahaa xaggee buu joogaa? Ciise ayaa ugu jawaabay, I garan maysaan, Aabbahayna garan maysaan. Haddaad i garanaysaan, Aabbahayna waad garan lahaydeen. 20Hadalladaas ayuu kaga hadlay meeshii khasnaddu tiil intuu macbudka wax ku barayay. Oo ninna ma uu qaban isaga, waayo, saacaddiisii weli ma iman. Show less
    Read more
  • Popular uploads Play all

    This item has been hidden
  • Uploads Play all

    • Markhaatifurkii Soomaalida Masiixiyiinta 2019 - Duration: 19 minutes.

      • 5 months ago
      • 654 views
      dad kulanka soomalida masiixiyiinta ee yurub 2019.

      Rooma 10:9 "Maxaa yeelay, haddaad afka ka qiratid in Ciise yahay Rabbiga, oo aad qalbiga ka rumaysatid in Ilaah isaga ka sara kiciyey kuwii dhint...
    • Ciise Masiix waa Arijirka wanaagsan - Duration: 17 minutes.

      • 9 months ago
      • 277 views
      Psa 23:1-2  Rabbigu waa adhijirka i jira; waxba u baahan maayo. Wuxuu i fadhiisiyaa doog qoyan dhexdiis, Oo wuxuu ii hoggaamiyaa biyaha deggan dhinacooda


      Yooxanaa 10
      Runtii, runtii, waxaan idinku...
    • Ciise waxaa loo keenay naag sino lagu soo qabtay. - Duration: 15 minutes.

      • 10 months ago
      • 230 views
      Joh 8:1 Ciisese wuxuu u baxay Buur Saytuun.
      Joh 8:2 Aroortii hore ayuu haddana macbudka yimid, dadkii oo dhammuna way u yimaadeen, oo intuu fadhiistay, ayuu wax baray.
      Joh 8:3 Culimmadii iyo Far...
    • Ciise Masiixow Nuurka Aduunkow - Duration: 6 minutes, 35 seconds.

      • 1 year ago
      • 506 views
      Qasiido cusub!!

      Song: Teshome Getatchew
      Video: Akhbaarta Wanaagsan

      video footage: pixabay.com, private archive, The Jesus Film (1979)
      Watch the Jesus Film here: https://www.youtube.com/watch?v=is...
    • It is worthwhile to suffer for the sake of Jesus Christ - Duration: 12 minutes.

      • 1 year ago
      • 1,456 views
      Watch this video with english captions.
      • CC
    • Yooxaana 8:12-20 - Duration: 112 seconds.

      • 1 year ago
      • 288 views
      12Haddaba Ciise ayaa mar kale la hadlay iyaga, oo wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay nuurka dunida. Kii i soo raacaa, gudcurka kuma socon doono, wuxuuse lahaan doonaa nuurka nolosha. 13Sidaa aawadee...
    • Tobanka Amar - Duration: 2 minutes, 14 seconds.

      • 1 year ago
      • 297 views
      1Markaasaa Rabbigu erayadan oo dhan ku hadlay, isagoo leh, 2Anigu waxaan ahay Rabbiga Ilaahaaga ah, oo kaa soo bixiyey dalkii Masar iyo gurigii addoonsiga. 3Aniga mooyaane ilaahyo kale waa inaanad ...
    • Qirashada Iimaanka - Duration: 72 seconds.

      • 1 year ago
      • 182 views
      Confession of faith in Somali, the Apostles Creed
    • Qaynuunka dahabka - Duration: 109 seconds.

      • 2 years ago
      • 466 views
      somali christian poem

      1. Qaynuunka dahabkaa
      Qalbi khayr ku jiro buu
      Qaneeco u siyaadshaa.

      2. Kitaabkaan Quduuskaa
      Qoraallada falliimaha
      Qof nasiib leh baa hela

      3. Qowlkii Masiixiyo
      Ku qabownay n...
    • SCT 2017 Olow Hassan - Duration: 12 minutes.

      • 2 years ago
      • 10,841 views
      Waa marqaati furkii Olow Hassan, dhamaan walalah Masixiyiinta ah waxaan idinka codsanyaa in aad la wadagtaan dadka aan maqlin Akbaarta wanaagsan, ee Sayid Ciise Masiixi. Rabiga haidin barkadeeyo.
    • Matthew 5:1-12 - Duration: 3 minutes, 16 seconds.

      • 2 years ago
      • 346 views
      5 Now when Jesus saw the crowds, he went up on a mountainside and sat down. His disciples came to him, 2 and he began to teach them.

      The Beatitudes
      He said:

      3 “Blessed are the poor in spirit,
      ...
      • CC
    • Sabuurka 91 - Duration: 2 minutes, 45 seconds.

      • 2 years ago
      • 482 views
      1Kan dega Ilaaha ugu sarreeya meeshiisa qarsoon Wuxuu joogi doonaa hooska Qaadirka. 2Waxaan Rabbiga ka odhan doonaa, Isagu waa magangalkayga iyo qalcaddayda Oo waa Ilaahayga aan isku halleeyo. 3Waa...
    This item has been hidden
to add this to Watch Later

Add to

Loading playlists...