Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Faroole : farmaajo waa inan meesha la keensaday, xeradiisa haku eekaado

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
2,810
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 19, 2011

Faroole oo ku tilmaamay farmaajo inuu yahay inan meesha la keensaday ka dib markii khilaaf soo kala dhes galay Dawlada Shariifka iyo Puntland.

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (7)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • FAROOLE RAGIDII WALE BEEN MA AHA WAA INAN MESHA LA KEENSADAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK FARMAAJO TUUG CUQDAD DISHAY OO WALIBA SOMALILAND KA DHEX QEYLISAY OO GARACA OO WALIBA TB QABO UUUUUUUUUUUUF

  • Faroole waa jaahil.  Ciddii jaahil daba gashana way kasii jaahilsanyihiin.

  • Faroole maaha nin hadal yaqaan ama dhaqan masuul leh..ee fadlan yaan reer dhan ama puntland loo caayin doqon faroole hadalkiisa.

  • buntland waa dad soomaliyeed aaminsan somaliya inay mid tahay shacabka kale somaliyed walaalahooda ayeyna la qabaan dhibaatada soma;ia ka taagan hase ahaatee siyasiga faroole uma hadlin sidi qof masuul ah lakin qof wa qaldami karaa

    laakin iska soamlia iska dhaafa plz qolo qoloda siyasiyintan eeyahana yeysan idin kala qoqobin danaha somaliyeed waa muqadas hadii buntland barwaqo nabad ka dhacdo waa ku wada faraxsanahay ilaahay ha u siyaadiyi lee nahay sidoo kale xamar iwm

  • xasidnimada mj oo aan cid kale libin u ogoleyn ayaa cuncuneysa cimrigoodan waxay ku dhameysan mucaaradnimo nin walbana wuxuu wadanka ugalay way cadahay ee idinku hadaad nabad kunooshihiin xamar qiyaama ayaa kasocda wax aad uqabaneysaan oon curyaamin dhaqaale aheyn mahaysaan hadi aad cid wanaag la rabtaan soomali baad tihiin ee mabda'a ah waxyga aniga leh waxaagana waa wexeena gaar baan kahayn iskadaaya oo dekedaha iyo goboladina nabada ah kadhiga xarumaha taakuleynta soomalida well done Farmajo

  • faroole waa iska hadlay Dr maxamed cabdulaahi maxamed farmaajo

    waa raiisal wasaare aqoon yahan ah fir fircoon waayo arag ah marka faroole

    waa nin aan hadalada ka fiirsan ee hasoo barto isda loo hadlo

    yuusan mar danbe u gafin mudane Dr farmaajo

    guuleeyso farmaajo geesi geesi dhalay

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more