Xasan Aadan Samatar - Goodby Jaaw Gacalayaal
Top Comments
All Comments (17)
-
H.samatar is comedian, look at his body expression and actions.
-
wooooooow hassan waku dad satey gabdhaha kkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
looooooooooooooooooool xasan adan samatar kudaadso wa loobaahan yahaye immisad baryeysay kkkkkk
-
KKKKKKKKKKKK XASAN VIVO
-
walahi inaba cadi maahin garaad dumar baa sidaan iyo actionka aaba i dilay waanba ka helaa heesta la iskufagaareeyo YAA salaam jacda iska xoqa naagoow
-
geraad dumarbaad sidaan miyeysan aheyn cusirinimo?waase sidee garaadka dumarka?
-
waa hees fiican lakin heestan waxan ku arkay fanankii waynaa alleh ha u naxariistee ahmed mooge oo qaadaya iyo juba iyo sahra ahmed iyo aamina c/laahi waana ruwaayadii beeney waa run marka heesta ma xasan baa leh mise ahmed waayo xasan qudhiisa waxan arkay isaga oo qaaday bari hore sida kale heesu waa funny
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk action ku bixinaya ayanba ka heley samatar inaba caadi maha
-
LOL...he's funny! Great singer and entertainer! Go Hassan!
-
sxb xasan haddii aadan rabin guur ma waxaad rabtaa islanoolaansho sida waqooyiga ameerica
Samatroow heestani way fiican tahay lakin gabdhaha sidaas ka daa, guurkana haddii laga labto waxaa loo socdaa waa meel aad u xun oo daran, ilbaxnimada iyo xadaaraduna maahan sino iyo tumasho, laakiin sida kale heesta Muusigeedu waa cajiib
frankie3005 3 years ago 3