waa inan jacayl hayo waana jacayl adag runtii ka hayaa, kuwiinan cayaya waxaan idin leeyahay badow nimada kala fadhiista waxii qalbigeeda ku jirtay ayey ka hadashay ma ceeba.
caadi maahan walaahi ruuxan, raga qaarkood waa xayawaan, dumarka intooy kaxaystaan ayey waxay doonan kusoo sameeyan, ka dib way soo celiyaan, dumarkuna reerkoda uma sheegi karaan oo way qarsadaan si aan iyada dib wax loo yeelin.
waaaw. walaahi tani qosolkii bay i dhamaysay, sida cad cad ee daacadnimada ah ee ay u hadlayso ayaaba iga yaabiyay.Cajiib, walaigay maan arag qof somali ah ,rag iyo dumartoona oo sidan oo kale u hadlaya. Walaahi she is so funny. waaba khabiirad xagga jacaylka u baahan in laga tashado.
she is my hero our women should be able to freely express themselves in line with our long standing nomadic tradition inshallah ceeb maxa in gabadh ee nin jeclaato as long as ay guur halala kutuhunsantaxay!!!
kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi qooftan wan ka heelay cadi mahan keep on abaayo
ugasabdi 5 months ago
waa inan jacayl hayo waana jacayl adag runtii ka hayaa, kuwiinan cayaya waxaan idin leeyahay badow nimada kala fadhiista waxii qalbigeeda ku jirtay ayey ka hadashay ma ceeba.
447garoowe 6 months ago
caadi maahan walaahi ruuxan, raga qaarkood waa xayawaan, dumarka intooy kaxaystaan ayey waxay doonan kusoo sameeyan, ka dib way soo celiyaan, dumarkuna reerkoda uma sheegi karaan oo way qarsadaan si aan iyada dib wax loo yeelin.
447garoowe 6 months ago
kkkkk halaneey haluulaneey amaa tahay hee kkkkkkk
saiid6666 10 months ago
Wariyaha waxaa ila fiicneed in uu qaraabo kiilo maadama ay u sarbeebtay marki ay mareyso , 3:30 ama uu sida nuucan ah uusan u fadeexeynin .!!!
micnamalahan 11 months ago
waa wartan film mee is kadhigto at list lacag ee is ka helee
ABC123SAID 1 year ago
waaaw. walaahi tani qosolkii bay i dhamaysay, sida cad cad ee daacadnimada ah ee ay u hadlayso ayaaba iga yaabiyay.Cajiib, walaigay maan arag qof somali ah ,rag iyo dumartoona oo sidan oo kale u hadlaya. Walaahi she is so funny. waaba khabiirad xagga jacaylka u baahan in laga tashado.
9farhan 1 year ago
she is my hero our women should be able to freely express themselves in line with our long standing nomadic tradition inshallah ceeb maxa in gabadh ee nin jeclaato as long as ay guur halala kutuhunsantaxay!!!
mohdyzee 1 year ago
what the bloody hell! is she serious now? i never see in my life soma people talkin about love
Good GOD Allah is withu young lady
Inholland1000 1 year ago
now waar tani ilgeel bay liqday waar wuxu indho adagaa maxay cuntay miyaanay daawanayn walaalaheed iyo dadkeedii
waxaan kugula talin lahaa waxaaga maad iska qarsatid sis
anigu uuma arko walahi tani inay fayawdahay waar dabiiba way waalatee
100xaqudirir 2 years ago