maasha allaah, wallee sheekhan waa nin cilmi leh, Illaahayow abaal mari. Runtii wadaadadii hore qarin jireen buu shaaca ka qaadey. Weligay ma maqal inay gabadhu diidi karto, haddii la soo ceshan rabio iyadoo la furey. In badan baan is weydiiyey waxay ku dhacdey inuu ninku sidii uu doono yeeli karo
jazakaa laahu kheyran shiekh Maxamed Khadar
shukrinoore2030 1 month ago
maashaa Allah sheekh maxamed khadar ilaahaw u gargaar waa nin faseexo iyo diin leh, xikmad ayuu ilaahay ku manaystay, waxaan ku qoslay walaalayaal, arinta ah ninku markuu naagtiisa dalqada koobaad ama labaad ku furo way wada joogi karaan guriga ,wuxuu yidhi sheekhu inay mar mar ka yara faydo oy tusto meelaha qaar waa sax oo ninku waa hunguri badanyahay inuu kusoo noqdaana laga yaaba, mashaa Allah waa xikmad qaali ah. kkkkk, ilahayow kasoo daa sheekhan gacanya cadawga , xidhaybaan ku ogaaye.
saadiqulamin 8 months ago
maasha alaah sheequ aad ayaad u mahadsan tahay wacdigaada aad ayaa iga cajibay jazaa kalaa qeyr
maxamedmacow1 1 year ago
manshallah brother mohamed may allah bless you inshallah free our imam mohamed mohamed mohamud masjid al ansar san diego
killa1136 1 year ago
maasha allaah, wallee sheekhan waa nin cilmi leh, Illaahayow abaal mari. Runtii wadaadadii hore qarin jireen buu shaaca ka qaadey. Weligay ma maqal inay gabadhu diidi karto, haddii la soo ceshan rabio iyadoo la furey. In badan baan is weydiiyey waxay ku dhacdey inuu ninku sidii uu doono yeeli karo
Maandeeq1 1 year ago