Hoballadii Waaberi @ Festac '77, Lagos, Nigeria

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
147,412
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 4, 2008

Hoballadii Qaranka ee Waaberi oo ka qayb galay FESTAC(Black & African Festival of Arts & Culture) oo lagu qabtay Lagos, Nigeria January - February 1977

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (45)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @HerroHerrar walaal dee hadana dadkii baa biiyey sowkan doonaya  intii inoo nabada ahayd ee ubadkeenu aynu kala baxsanlahayn diidayaa ee leh anagu meesha ololaysaa ayaanu rabnaa in la isla ololo

  • @dhuungal waan ku fahmayaa walal waana lasocdaa sheekada iyo qaalada Somalia lakiin ma fiicno in oo qabiilnimo bananka la soo dhigto waxaas waa jahilinomo

  • @HerroHerrar sxb runta hadii la sheego iyo dhibta xaga ay ka timid. xal waa la gaadhi lakiin inta dhibta cidii keentay la qarinayo waxba inoo hagaagi maayaan . waa in booogta farta lagu fiiiqaa

  • @dhuungal war qabiilnamada iska daa

  • walee daroood ayaan mar danbe hawiye u talin

  • cajiib haddi aad dunida weli joogtan ma marxuumka maxamed siyaad baa wax ka sheegeesan caqliga ka shaqeeseeya anigu galmudug baa ka  imid wax iima galin siyad dhinac qabiil waxaan aaminsanahey in uu muwaadin uu ahaa siyad alla naxariisti jano ha siiyo ducada ku deeqa marxuumka dowlad kama danbeen 1977 sodan sano ka dib 2007 amxaaro xamar timid si ay uga aar gudato marxuumka siyaad allah ciiloo wey weli qabiil baad wadan

  • Mida kale, Waa wax la yaab leh marka qofku fahmi maayo xaqa uu ku leeyahay dalkiisa iyo dadkiisa.? U malayn maayo inay Soomali fahamsan tahay dawladnimada iyo xornimadaa. Ilaa aan fahamno in ilaashano dadkeena, on diidno in qof naga mid ah dhiigiisa la daadsho, ama laga xayuubiyo xornimada, nolo wanaagsan arki mayno. Starlin, wuxuu dhisay Rashiya, wuxuu ka celiyay Germany. Hadana wuxuu dilay dadkiisa in badan sidaa awged Rashiyada maanta sharaf kuma lahaa.Taariikhdeena waa inuu ka baxaa Siyaad.

  • " MAXAA MAANTA KA WANAGSAN.? " Maaha su'aal meesha taalaa. Hadaad aabahay disho, aniguna diloo walaalkaa iyo aabahaa iyo wiilkaaga. Dabcan anigaa ka dambi badan, laakiin macnaheedu maaha inaad tahay nin wanaagsan. Waxaad tahay MURDERER iyo dembiile koowaad. Maxaa wacay, adigaa bilaabay. Caruurta yar ee hadaa dhalatay baa loogu sheekeeyaa, bal maxaa Siyaad ka dambeeyay. ? Qabyaalad, dhiig , nacayb, shaki buu kala dhex dhigay Soomaali. Dalkaa malahayn Siyaad bare kaligii, aniga leh, adiga leh

  • Qof kasta markuu dhinto ma waajibo in la yidhaahdo Alaaha u naxariisto. Diinta Islaamka mid aad gacantiina ku samaysateen baad aaminsan tihiin baan u malaynayaa. "Alahaa u naxariisto" waa ducoo. Rag ka wanaagsan Siyaad Barre oo madax ahaa, Sidaa Xujaaj bani Yusuf, oo dilay dad badan. Culimada oo dhami ma yidhaahdaan Alahaa u naxariisto wayna habaaraan. Mar labaadka, waa nacasnimo marka uu qof yidhaahdo,' war hebel waa nin xun, in la yidhaahdo qabyaalad baad ku haysataa."

  • @Dabayl FIIRI HORTA QOFKASTA MARKU DHINTO ALLAYA RAXMA AYUKUGU LEYAHAY HADA KADANBEYSO NOSHAY WAYE YAH BESIDES NAFTADA CADAB HAKUGEYN CAY AD CAYAYSO QOFKA HOSEYA ODHINTAY INTAS WAXAN KUGU DARAYA BRO CAN U SHOW ME WAX MANTA KAWANAGSAN XUKUNKII ALLAHAW NAXARIISTE MADAXWEYNE MAXAMED SIYAAD BARRE DABAAL DILKA IYO DHACA ABAARTA KUFSIGA BURBURKA IYO WADAN LA,ANTA AN MANTA NAHAY SHALAY MA,NAN AHAYN MARKU JOGAY ALAHAW RAXMADE MADAXWEYNE BARRE SO DONT BE STUPID BRO QABIILNA YUNA KUQADINE TAKE IT BACK BRO

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more