Subscribe; http://goo.gl/Zs84w
Itunes Store; http://goo.gl/kbQIJ
Official Website; http://goo.gl/2YEdM
Fannaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar, oo ay dad badani ku qaddariyaan inuu yahay boqorka masraxa, ayaa maalin dhoweyd ku amaanay Aar Maanta inuu yahay isku xiraha fankii hore iyo kan casriga ah ee Soomaaliyeed. Anigoo ah suxifi kana mid ah umada Soomaaliyeed ee jecel fanka markii aan arkay ammaanta Samatar ee ku wajahan Aar Maanta ayaan is waydiiyay labo su'aalood; Waa ayo Aar Maanta? HALKAN KA AKHRISO QORAALKAN OO DHAMAYSTIRAN http://goo.gl/gu64k
Link to this comment:
All Comments (2)