Hees Abdulqadir Sanka - Sidee loo jid marayaa
Uploader Comments (youngfamouse)
Top Comments
-
alah ha u naxariisto aamin aamin
-
illahy wuxuu yiri : sahay soo qaata sahay laqaatana waxaa ugu khayrbadan taqawada, iga cabsada kuwiina caqliga leh.
marka walayayl illahy aankawada cabsano, aana fahano aduunyadan inaya laba bari tay oo aan katagayno dhaqso ,
cibadada illhay un ayaa ina racaysa,
wallahi this song made me cry,
sallaam.
All Comments (30)
-
will somaliz listen, there God is Qabiil
-
sanka alaha unaxariisto aamiiin
-
Suaashaas ilaa hada waa loo la`ayahay jawaab wlhi (( Bal aan idin suaalee maxaa saaka wadataa subaxaa qiyaamaha la hor tagi subxaanta )) ilaahayoow kuu naxariiso qabrigaa kuu iftiimi been kuma aadan sheegin dhulka aan ku socono samada waa ka culus yahay ilahoow yuusan sibiq naku galin AAMIIN AAMIIN YA RABI
-
allow ku naaxarisssso
-
waaaaaaa runtiis alaha u naxriisto AAMIIN ,,,,,,,,,AAMMIIN,,,,,,,,AAMMII
N -
maskiin gacan ka gardarran sabab ku noqotay, ilaahow u naxariiso C/qaadir aka Sanka.
-
ilahow u naxariiso axyaa fanaan
-
illaahay haa kuu naxariisto
-
waa qaldamoosaa waa Abwaanka aweyn Cabdalla Nuur Diin
-
my allah bless you cadiqadir sanka, aamiin inshallah
good voice somalia 4 life
youngfamouse 3 years ago