Kooxda Waaberi - Dhalinyaro Somaliyeed
Top Comments
All Comments (54)
-
Simply, halkan waxaad ka arki kartaa faraqa u dhexeeya midnimada, qaranimada iyo tafaraaruqa iyo burburka, eeg fannaaniintan waxay ka kooban yihiin dhammaan gobollada iyo beelaha Soomaaliyeed oo dhan. Axyaa Waddani, Wixii dhiig lahow kaca!
-
Qaranimada iyo midnimadu qiimo badanaa, waxay la dardaarmayaan dhallinyarada Soomaaliyeed, iyagoo ka kooban dhammaan qabaailka Soomaaliyeed, Daarood, Hawiye, Isaaq, Digil iyo Mirifle, Gadabuursey, Jareer, Gibilcad, Madhibaan, maansha allah, qaranimadu waa qaali axyaa Waddani! wixii dhiiglahow kaca!
-
Walahi, I was only 7-10 when I used to hear this song from Radio Mogadishu in late 80's. I can still recall it.
-
waxaan alshabaab ma jecla kkkk naago madax qaawan oo meelaha ka qaylinaaya kkkk
-
"madhintoy Siyaad Yidhi" lol
-
ilaahow sumaxaala qaadiro adaa soomaali wada dhalisoo halmeel kawada unkaye ka qaad dhibka wadankeenana nabad nooga dhig calooshoodana isku fiyeebe
bal dal saas u qurxoona oo halmar dumay daaaaaaaaaaaam walahi
-
ilahay hana gaarsiiyo somaliya oo nabada..............
-
dhulka hor u markiisa dhalin dhalintey sugaayaan ma dhintoo siyaad yiri omg
i love my country
-
saaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadoy,ma aaaaaaaaaaaaaxaaaaaaaaaaaaad daaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaarod daaaaaarawish u quruxbadan tahay -
@GabarPuntland1991 sdadsfsdgxbv bgfhgjhdhfjkghjngvjngdjkfhsdjf
oiasudkasjbdjzsyd9uawsn<snmczx kdchxzdyoaskeasb nxgz<u7xty<shdjz<sjcfpozxidasd ebasdyasdehshd8asfewasdfsngxcg x7m,nhudfsuosdhsshsdjgdgsdashd
walaalayaal dont look at the qabiil or itoobiyaan, just try to close your eyes and try to see your self " somalia oo nabad ah oo dadkii is jecel yihiin oo aad bada liido ku dabaalaneesid " :( i cant wait
gssumaster 4 years ago 10
Get over it and stop crying
Bajuuni 4 years ago 5