Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

New Song Called (Dalka Anaa Iska Leh) IYO Qaylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
52,891
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon
  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (13)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • this hees is perfect theo thank you theo

  • ma waxeey tiri islaanimada dadka masaakiinta halagu jiro gur yahooda ma waxeey tiri islaanimada rag qaar aa ah foor boonti faayf ma islaanimadaa tiri gaal kaalmo weeydiistee hanii nabadeeyee ma islaanimaatiri nin iyo naag hawada heesaano maya maya maya ma islaanimadaa lagu dheedheelaa maya maya maya maad iska dhaaftaan mucaarad nimada aad ku heeysaan diinta islaamka?

  • Dalka hadaad adiga leedahay oo ad jeceshahay maxaad ooga maqantahay?? beenta dhaaf

  • heestaan wax dhgeysanoya qaraxii ugu dambeyay ee shamow 2 saamha hargha ee ardayda badan lagu xasuuqay

  • ilaahey soomaali ha soo nooleeyo idinkana ha diin danbi dhaafo dalka

    ogaadeeyana alla ha xoreeyo anigana waan jelahey heesahii murada leh anigana waan ooyaa marwalbo oon dhageesto qeeyla dhaan qore anisa

  • Ax dhega adagaa dadkaygu maxay ka samaysan yihiin

    inta xun ayay maqlaan samaanta ka dhegala

  • anagaa iska leh dalkeena nooga daa ololinta ana iyo dadkeenaba waa kuwada ogsoonahay

  • ilaaheyow naga qabo waxaa dalka babinayo

  • heestan lyrics keda inte laga hela ?

  • good song is not bad

  • the best song i love it viv kooxda qeeylo dhaan and universal T.V

  • thnx guys, waa hees loo baahanyahay inay u fiirsadaan dadku. nimanka masaakiinta laynaya, balaayo alle ha ku rido. qof islaamoo ashahaado qiraaya ha la gooyo qoorta ma islaamnimaatidhi? NO NO NO,waa maya. diinta ay ku qadgaabsanayaan ayaaba ugu daran, ilaahaw naga qbo nimankan aduunkii oo dhan ayay halaag usoo jiideen umada soomaaliyeed,

    aadbaad u mahadsantihiin, abwaaniinta sxbayaal saas ugu wada ha ka baqina daalimiinta

  • This song and Qaylo-Dhaan are apparently big Wadani songs which we will remember for ever.Thanks these guys for the huge effort they made.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more