This is us, getting our saxiimad ready. We are heading to the town of Caris(Aris), on the indian ocean, approximately 20km north of Bandar Bayla.
Caris & Bandar Bayla has been badly hit by the recent droughts of 2010, and we made video tapes inorder to raise awareness of the worsening condition, so that somalis everywhere can help, and a special appeal to the Leelkase Diaspora world wide to help out their fellow cousons in Bandar Bayla & Caris.
The other videos will be uploaded soon, insha'allah.
reer mudigii ma halkaas bay ka dheceen waa guul in puntland qabaa ilada wada leh ay tagaan oo ay degaan meeshay rabaa niin
Cabiira1 6 months ago
@Cabiira1 kkkkk SXB reer Mudug ma ahan dadkaan Saxiimada bada ku riixaya, waa dad asalkoodu yahay Reer Bari ka ab ka ab.Ninka Kaamirada ka duubaya kaliya ayaa Reer Mudug ah.
Inta kale waa Beel layidhaaho 'Mahamoud Ali' oo ah Leelkase, oo wax ka dega Bander Beyla, Eyl iyo tuulooyinkale oo udhaxeeya. Hada saxiimadu waxey usocotaa deegaan layidhaahdo "Caris" oo Bander Beyla ujidha 20km xaga Waqooyi oo eey degto Beesha Mahamoud Ali.
Demada Bander Beyla waxaa wada dega Leelkase & Osman Mahamoud.
Mudug2006 6 months ago 11