Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

MALCOLM X EXPLAINS SOMALILAND STATE IN 1960

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
7,037
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Feb 28, 2010

malcom x oo ka hadlaya xornimada iyo dalakii xoroobay ee afrika ee somaliland ka midka ahayd 1960 kii

Category:

Entertainment

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (qooqane65)

  • Qooqane.-Somaliland waa xor 1960kii Waxaa meesha ka baxay guumaysigii wuxuuna ka tagay dhibaato weyn wuxuu kala qaybiyay somali,una qaybiyay wadamo kale geeska afrika dagaladu kama dhamaanayaan ilaa dib loo midoobo.haddaad ku faanto Somaliland britisha ayaa i guumaytay waa dal ahaan dee waa doqonimo gumaysi u xiisid.Midnimo iyo wadajir ayay somali u baahan tahay.

  • qaranraadiye,saxiib anigu kuma faano gumaysiga oo somali waxan ahay dalkii gumaysiga ugu hor eryay,lakii taariikhda lama qariyo beena lagama sheego somaliland waxay kamid ahayd dalalkii africa ee 60kii xoroobay waa taas poinkaygu,

    midnimadu qasab maaha ,halkayaga ayaanu somali ku nahay,

    takale waxaan garan laahay dhibta ku jirta somaliland laaqoonsan yahay oo nuuraysa,degan ,barwaaqo ah,dimoqraadi ah,oo dadka somaliyeed dhamaan si siman ugu wada nool yihiin????

    viva dhamaan ummada somaliyeed

  • oh taariikhdu been ma sheegto,

    taariikhdu ma baqato

    taariikhdu ma gabowdo

    taariikhdu lama qarin karo

    somaliland become a free state 1n 1960 and will be free forever,

see all

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • walal markuu halkaan ka hadlayo oo uu sheegayo dalalkii africa wxuu kusoo daray somaliland, ayadoo waqtigaas loo yaqaanay british somaliland iyo itallian somaliland ee aysan macnahedu ahayn somaliland maanta joogta. sidoo kale somaliland macnaheedu waa dhulkii somalida ee mahan siyaalo badan oo loo tarjunto somalia somali baa leh waana wada somali alle ha ina hanuniyo dhamanteed

  • Walaalaheen reer waqooyi galbeedoow caqli allah keeno.

  • if people know their history, u would know that the whole Somali nations like somalia, Djibouti and somaliland was called somaliland so Italian somaliland was somalia, French somaliland was Djiboti and British somaliland was curent day somaliland,

    soo all you somalilander think again

  • history belongs to somaliland

  • malcomx parlais au sujet des independance de l afrike ds les anne 60 mais c est pas la somaliland de hargeysa mais somaliland veu dir les territoire somalien dc et il y avait la somaliland italienne , la somaliland francaise et la somaliland anglaise l histoire ne peut etre falsifiable desole guys

  • Somaliland markii gumaystaha ingiriisku haystay buu ka hadlayaa wadamada uu xusay kuma jiro wadan uu gumaystay talyaani ama faransis ileen waxaad maqli lahayd sinigaal iyo erataria camaroun waxaa uu ka hadlayaa wadamada uu gumaystaha ingirisku markaa haystay oo ay somaliland ka mid ahayd ha laguugu dhaarto in somal;iland 26june1960 ay xornimo qaadatay kuna biirtay 1luulyo oo ay xamarna talyaniga ka xorowday dad isku dhaqanana maynaan ahayn

  • rest in peace brother malcolm X i wish you were still around

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more