heestii CANAAB ISMACIL
Top Comments
All Comments (17)
-
hees taan waan ooyay wale mar kaan dhe geystay oo aan arkay xaqiiq da heestu ka heesay so aaway ragii soomaa li yeed aaway dadkii nii aaway dalkiinii?
-
my mum u have a good voice
-
Waddani aad u macaan iga dheh!, laakiin Canab ma reer Jabuutaa? aad bay u cod macaan tahay hees baan arkay ay Jabbuuti joogto?
-
Canabeey soomaalinimo wey dhamaatay,
waxeyba hadda arrintu taagan tahay in
Islaamnimadii laga been abuurto oo la
yiraahdo islaam ayaa nahay, shacabkana
waa la leynaa, ilaahoow Soomaaliya u soo gargaar.
-
woooooow sis canab dad caadeystay in dadka masaakinta san u galaan ma wax ka maqlayo oo hadana wadankii qaribay ilahow nabad na sii amiin
-
habiqalbi iska aamu waxba ku hadli mayside.
somaliland ka bax oo beerka gali somaliweyn baa bahdeena ahe.
-
somali wax la dhahaa ma jirtee inta joogtay somaliland ku bir ............
-
Wax soomali la yirahdo ma jirto anymore..
waa la kala tashaday...20 sano dagal iyo qax ban ku jirnay....puntland iyo somaaliland waa tashatay...
meesha ka tashta oo nabad keena hawiyoow
-
soomaaliya allah u maqan SOOMAALAAY TOOSA waa hurudaane oo qabyaalada ku dila DUGSI MALEH QABAYAALADI WAXAY DUMISO MOOTEE.
-
awoot waxaa laku xakumo aninkii taa aaminsan isga waxa kama duwana..... waa runtaa sis ee waa c/llahi yusuf taa wuuna ku qashiifmay taa
superb Music walalo...mmmmm
beautiful wadani song
great lyrics
oamaer 3 years ago 4
aad iyo aad ayaa umahadsantahay canab ismacil
true song
wasaaye123 3 years ago 4