Loading...
Uploaded by macaane007 on Oct 25, 2008
waa heesti mays aroosana waxana heesta iska laha originaly abdi fanax wuxuna ku haysay 2000
Entertainment
Standard YouTube License
a/fanax sxb fanaan cod macan ayaad tahay noolow
jecliyaa612 1 year ago
rer hargaisa xoolo cirdoon sanaa oo fanan jecelaa
cabdi fanax miyaa ah rer hargaisa sxb
cabdi fanax waxa uu ku dhashay jigjiga ama uu ku hana qaaday marka
cabdi cusman gudaal (cabdi fanax) waxa uu fanka ka bilaabay jigjiga waana rer jigjiga
raasoband 1 year ago
waa fanan kii reer jigjiga cabdi cusman gudaal (cabdi fanax)
nice song n original song
@HAASHKA bro waxay ahayd haabaanaha habeenkaas
wallahi live baan u daawanaayyay maalintaas 1999 bay ahayd
fuad cumar xitta muu heesi jirin waxaan maqlay fuad wuxu yidhaahdaa anigaa iska leh , haddii ay runtahay waxba kama jiraan.
HEESTAN WAXAA ISKA LEH AL FANNAN CABDI CISMAN GUDAAL(cabdifanax)
HAASHKA 1 year ago
Fuaad vfadlan heestan aad ayaa ku ciyaartay ee waa inaad xaal bixisaa
Origenal is Awlays Origenal
warbahaar 2 years ago
fuad omar stole lyrcis of this song, our talent great artist abdi fanax who created this song no copy right in hargaisa that why fuad stole abdi fanax maskiin sxb thank you for postin this video
TheWaraabe 2 years ago
klashnekoff39 FUAAD OMAR ku was viva fuaad
KAMANEFISO 2 years ago
Horta soomali waba ma raali geliyaan maxaa iska ag dhigysaan fu,aad iyo fanax labadiuba waa laba fanan oo somaliyeed haduu heesta midkood ku fiicanyhy ama uu midkood leeyhy isba ma xuma wanu iidiin heesy oo dhegysateen qaarkiin iibsateen albumka fo,aad fanaaniinta hala daayo soomliyeey....
idilburco 2 years ago
aax heestan waa super fuad cumarku uu ku ciyaaray fanax iyo hargaysa ayaan ku xasuustaa ...yaa salaam yaa salaam copy ga ha la iska yareeyo hahahah
hindwacan 2 years ago
Load more suggestions