Shamso - Miiraale. Australia
Top Comments
All Comments (26)
-
nice song
-
My Best Fanaaan King Miiiraale King Of The Somali Singers Us Always ::::::::::: ::::::::::::: : Iska Qaad Hees Looma Qaado Waaa Heybad Alle Ku Siiiyay King Miiraal Waa Fanaanka Kaliyah Aan Jeclahay Mar Walbo Dhageesto Heesahiisa Dhan ::::::::::::::::::::::::::::::
::::: Am Always 1 Of Ur Best Funns Noolaaaw Waligaa King Miiraale -
waaw waa fanan cod qurxan masha alah miiraale waa ka bax satay
-
woooooooooooooooow waxaas ayaa hees kaa ah miiraale thanks for shamso song my sweet sis that i love her so much named by shamso i am glad to listen this song over and over keep it up aboowe
-
sida tahay shawaal ciideed bisha shan iyo toban tahay shaacishaye aduunke qoraxdii shan dhalataay wali shaahi kuma arag sheekana kumana maqal waxshabaha naftaade sharadbaan dhiganayaa hadii sharaf midkulamida lagu sheega dunida shamo adi daraadaa anigaba ilaa shalay cish qibaaishadayee mai shaafinaysaa waxaasaa kaa hesa miiraale waligaa noolaw
-
wwwwww miiraale u look great walaalkey, but when r u camint 2 Toronto,,we, missed u,,,,pl,z comeback,,,summer 2011,,,,,,,,,c u there,,,,,,, city never sleep,
-
Miiraale sxb heestaan waadka baxsatay
-
inaba caadi maahan Jaalle Miraale waad ka baxsatay ..cod fasiix ah Maasha allaah.
-
Weli shaahid kuma arag
sheekana kumaan maqal
wax shabaha naftaadee
Sharad baan dhiganayaa
Hadii sharaf mid kula mid ah
lagu sheego dunidee
nolow umac fanaanka fananinta qarnigaan1
-
woow fanaanka i like heestiisan inaba caadi mahan waad ka baxsatay heesta aad magaceyga ku heestay maalinti in badan aan kusoo ceshtaa noolow ayan ku leyhay afkaaga caano mac lagu qabay masha allah waxasa ka fanaan ah inta kale cagta hoostoda
Here we gooooooooooooo miiraale love this tune thanks
malaak1 1 year ago 9
miiraale waa kabaxsatay heestan waxaa soo dhaweysay codkii fanaankii weynaa xalweyste thanks sxbkey mrmadaale
badal615 1 year ago 3