real talk wallahi.. that was soo true .. i never thought i would agree with some like that masha alah.. bi idnillahi kariim my allah will reward insha allah -- jannah insha alah .. they only see one think but that was soo true wallahi we have much more borblems then kafir in our country i hope someone smart and religios like this sheikh will take over our great somalia insha allah.. rahimakummallah.. danbigada allah dhaafo dhamaan.. aaamiin
Shiiqow cid jihaadka joojineysa ma jirto .mareykankana 2010ka ayu qorsheynaya in u ka baxo iraq iyo afghanistan dorashooyinka ka dib, mida kale hadii aad shiiq dacad ah tahay... bal muxadaro ka hadleysa sida muslimka iraq iyo afghanistan loo galayo bal soo jeedi hadi aad shiiq dacad ah tahay? hadi kale waxan ku arkeena nin ay galada yirahdeen muxadaro jihaadka lagu wiiqo soo jeedi si dhalinyarada jihadka ugu joogto? JIHADKA WUU SOCONAYA INSHA ALLAH
@themuslim090 themuslim baalgaabnimada diinta waxaa kuu raacday maangaabnimo islaamkana adaa jebiyey.. oo intaad isku qarxiso caruur dumar leh janaan gelayaa .. bal aakhiro ka baxso dhiga muslinka aad laysay oo diinta ka saartay ...
DHAQANMAAL 1 year ago
amiin and may Allah help somalia ,somalies and the whole muslim ummah.
may Allah grant this sheikh janat al fardoous and all of us.
lail111 1 year ago
قال تعالي: كيف وان يظهرو عليكم لايرقبو فيكم الاولادمة!!!!
sheeqoow su aal baan ku weediinayaa : ma mucaahad baa gaalkaan caluushiisi u shaqeeystaha ah oo xoog ku jooga dalka oo nagu soo duulay oo dadkii iyo duunyadii xasuuqaya!!!! hadii uu mucaahad uu yahay kuwa ridoowayna muslimiin yihiin ma garanayo markaa qodobkaa ridada ah iyo gaalka hororka ah meesha kale uu islaamka dhigay!!!!Laa xaawla walaa quwata ilaa billah
themuslim090 1 year ago
real talk wallahi.. that was soo true .. i never thought i would agree with some like that masha alah.. bi idnillahi kariim my allah will reward insha allah -- jannah insha alah .. they only see one think but that was soo true wallahi we have much more borblems then kafir in our country i hope someone smart and religios like this sheikh will take over our great somalia insha allah.. rahimakummallah.. danbigada allah dhaafo dhamaan.. aaamiin
MUSLIMAHLOVELY 2 years ago 2
Shiiqow cid jihaadka joojineysa ma jirto .mareykankana 2010ka ayu qorsheynaya in u ka baxo iraq iyo afghanistan dorashooyinka ka dib, mida kale hadii aad shiiq dacad ah tahay... bal muxadaro ka hadleysa sida muslimka iraq iyo afghanistan loo galayo bal soo jeedi hadi aad shiiq dacad ah tahay? hadi kale waxan ku arkeena nin ay galada yirahdeen muxadaro jihaadka lagu wiiqo soo jeedi si dhalinyarada jihadka ugu joogto? JIHADKA WUU SOCONAYA INSHA ALLAH
AnasAlsomal 2 years ago
sheekhaw oo hada maxaa kawadaa in aa itopia iyo mareekanka la raaco oo Dagaalka cadowga Gaalada la joo jiyo????
Walee Jihaadka la joojin maayo ilaa Shareecada lagu xukumo. gaalada iyo daba dhilif ilaahay hajabiyo...
Alaahu AKBAR
ALAAHU AKBAR
ALAAHU AKBAR
maliik77 3 years ago
aniga waan kugu taageer sanahay figradaas sheikh said, masha allah dadka somalida hadeey saa ufagareesid ufagari lahaayeen somali oo dhan mar hore ayeey nabad noqon laheed.ilaaheey hakuu sii siyaadiyo cilmigaaga,somaliyana ilaaheey wax qeer qaba ha'ukeeno,nabad ilaaheey hakadhigo. amiin
amiira08 3 years ago