Sidi cali

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
129,397
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 20, 2008

sidi @ djibouti

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 2 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (52)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • heestaan waxaa is kale SIIDII CALI WINKEY waana fanaanka qaadaya heesta waxaan ku xasuustaa markoo ka tumi jiray mogadishu kaaxda banaadir star ee ka dhis neeyd muqdsho noolaaw sxb siidii

  • Waa hees cajiib ah, muusikada, miraha iyo codkaba waa ay kala daran yihiin.... Siidi waa fanaan leh cod aan caadi aheyn wuxuuna ka yimid xaafada Via Liberia/Waaberi, walaalkiis ka weyn Cumar(RiP) oo ahaa cayaaryahan kubadda cagta oo caan ahaa (Madbacada & Xulka Qaranka) ayaa bilowgii 1991 da ku dilay degmada Waaberi madfac ay soo tuureen ciidamaddii Siyaad Barre.

  • nice song weeye xikmad badan, originally waxa qaadi jiray fannaankii waynaa ee maxamed mooge liibaan lkn si fiican ayuu u qaaday isaguna walaw aanu lahayn, waa xikmad miidhan waana run

  • codka sare ee sidi ali yarkii sanadka

  • waa fanaan qaali ah nin kaan walaahi

  • alaha kaa cafiyo beenta fanaanka heeska asagaa iska leh 

  • heestan waxaa qaadi jiray Abwaankii Mujaahidkii Fanaankii waynee ee MAXAMED MOOGE LIIBAAN Allaa yarxamu

  • nacam farsamada alah waa cajiib malala yaabi karo waa sax siidi cali wikey alayaa cizak

  • Fanaanintu iyo abwaanadu haday diinta qabsadaan hal markama fuqaan. Example sulfe. Balse say ku hanuunaan baa adag cuz fanku waa furayaasha shaydaanka midka mid ah.Kulegeen hanuun Eebe ha nasiiyo.

  • walalhay waa rune farsamada alle marna lalama yaabo sida somalidu wula yaabto qaarada bal ma ayagaa is abuuray alla abuuree wuxuuna saas ugu egaysiiyay waa imtaxaan lagu imtaxamayo qofkastow waxad ogata in hadii aad foolxuntahay iyo hadii aad qurux badantahay ba in ay imtixaan kugu tahay oo lagugu eegay saad ugu dhaqanto gabdhaha qurxa badanowna waxaad ogaataan in aad ka danbi badantihiin kuwa foosha xun wayo hadii laba gabdhood oo midina foolxun tahay midna qurux badantahay in quruxda ah al ega

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more