Arinta aan layaabo waxaa weeye maxay dadka waa-weyn & suganyahanada kasoo jeeda waqooyiga ugu hadlaan lahjada muduga oo u diiday tii reer waqooyiga bal cajalada si wacan u dhuuxa maxaad ka dha-dhansateen
wa cajiib cajiib walee wa abwan sare waka muuqata haybada abwaanimo socdaalkisi somalia ayaan ku arkay gobolada Pl , ,aad baad umahadsantaha abwaan abti intaas aad no yara sharaxde .
Halkaa waxaan ka arkaa caaqilkaygii Cheif Caaqil Cabdiraxman Hawsar. iyo abtigay Cheif caaqil Xasan Dhuuxyare.
QaloocanHj 2 months ago in playlist Favorite videos
Hassan haji mohamed dhuuxyare suldanka Axmed farah cabdile
balicalanle1 5 months ago
Ascwrwr: Ilahaybaa mahadle inaga dhigay kuwo isfahma oo kala garqaata, hadaynu sidaa kusii wadno waxba inaga xumaan maayaan. Abokor cabdile waa rag raga oo arinkasta laga filo, Abtidoon iyo cabdi xildiidna waa kumahad san yihiin hawshii loo diray oo ay kasoo dhalaaleen
balicalanle1 5 months ago
@vaysal walala waxan u maleynayaa in ay ka qaldan tahay lahjada muduga sida loogu hadlo nimankan hadlaya iyo abwaankaba waxay ku hadlayaan lahjadii burco umana dhawa lahjada muduga waliba woqooyiga oo dhan isku lahjad maaha burco iyo berbera ayaa isku dhaw laakiin hargeysa waa gaar wey ka duwan tahay , boorama waa lahjad gooni ah , ceerigaabo waa lah jad gooni ah sidaa ula soco walal.
kimyangsang 8 months ago
Geedkan ee uu abwaan Hadraawi ka sheekeynayo, waxaa xaggeena koofureed looga yaqaanaa Xamur Gob, dadka qaarn waxay u yaqaanaan sida abwaanka sheegay "Gob" Waxyaabo badan ayaa loo adeeggsadaa oo dadka anfac u leh. Midhihiisuna wey macaan yihiin. Abwaan Hadraawi baa hadalka haleeli yaqaanee isagaa eebee hoodo ugu hibeeyey. Abwaan Hadraawi waxaa lagu yaqaan horseedaha nabadda. Allow cimrigiisa dheeree.
nabadraadshe 1 year ago
Arinta aan layaabo waxaa weeye maxay dadka waa-weyn & suganyahanada kasoo jeeda waqooyiga ugu hadlaan lahjada muduga oo u diiday tii reer waqooyiga bal cajalada si wacan u dhuuxa maxaad ka dha-dhansateen
vaysal59 1 year ago
waaaaaaaaaaaaw war gelu qurux badanaaa waa qalimo & nirgo qurbacna kama marna waaaaw
vaysal59 1 year ago
dhirta geed balkayaa jira iyo lama garaacan dadkana birmagayda jiriyo lama guhaadshaan ,)Good words ,
ilkacase1984 1 year ago
wa cajiib cajiib walee wa abwan sare waka muuqata haybada abwaanimo socdaalkisi somalia ayaan ku arkay gobolada Pl , ,aad baad umahadsantaha abwaan abti intaas aad no yara sharaxde .
naftiihure 1 year ago
Hadraawi, he is just the greatest poet and songwriter ever.... a great man!
sikaawe 2 years ago