Heestii Anagaa Iskaleh Dalkeena

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
162,822
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Mar 18, 2010

http://www.markacadey.net/
http://www.bclub19.com/


Hees Wadani- Cabdi shire jaamac (Jooqle) Ololinta Nooga Daaya Anagaa Iskaleh Dalkeena

  • likes, 3 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (110)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Nimco dareen waxaan kula talin lahaa inaay u weecato xaga heesaha wadaniga maadaama ay aad u qurux badantahay dhinacaa waxaana kula talinayaa inay asturaata xigsato mar weliba sababtoo ah waa wax uyaala hadhow dambe ee plz walaashey macaan cover your body and try to repent.

  • Maashallah waa wadiniyiin rasmi waxaan Alla katuugayaa inuu ducadooda u ajiibu si ay u helaan waxa ay hiigsanayaan. aad baan ujeclahay kooxda qeylodhaan qaas ahaan shamsa foot iyo ciyaar jecel. waxaan kaloon kula talinayaa hadii ay awoodooda gaarsiisantahay inay wacyigelintooda kudaraan asaasida koox qeylodhaan 2 ee dalka gudahiisa si aan ugu wada qeyb qaadano.

  • وعاااااشت الصومااااال

  • عااااااااش الصوماليين وعاش الصومالييييين

  • hesso, gabayo, buraanbur iyo heelo waxba kama qaban karaan Dalkan. dunidoo dhan baa isku haysata Somalia.... mid mucatab xidhan iyo mid khamiis iyo cigaal xidhan, waa loo dhanyahay..............yaa Somali ah? Reeer hebel iyo reer hebel..........waxay ku socotaa in reer Axmaaro, ama reer Maraykan iyo reer lama yaqaan dalka u hadhi doonaan. Thanka Duude

  • ilaahayoow khawaariijta dadka ka soo qabo,habyn qudha intay seexdaan yay soo toosin.waa dad qalato waxay dhaafayaana ma jirto caruur iyo corooleba,calaamo idinka iftay waa shayaadinal insi,

  • caadi mahee malamaqlaa ee waa nice heesta

  • @939924ha That's right! exactly

  • @MrMusdapha Even though this a great song...It is still business, they get paid you would not turn down a job if you were getting alot money to sing couple lines...

  • Time to question our lifestyle, look how we live....we can change It's up to us to clean up the streets, it ain't the same Too many murders, too many funerals and too many tears.............viva somalia

    LOVE FROM SOMALILAND

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more