Waa wax muhiim ah and qofku, dumar ama rag, uu helaa caawimaad haduu arintan oo klae uu la dhibtoodo. Markii aad la sheekaysato qof isaguba arintaan soo arkay, waxay u badan tahay in ay wax kuu kordhaan.
Fadlan walalayaal fartun waxa iga garsisaan, in ay jirto adkaar,aayad badan, maalmo la saumo and bi idnillah you will concieve hadu ilahay qoray, i searched that alot when i saw the pain of MY SAMI, am called fartun, i just cried deeply walaahi, ilaahow kaa farxi fartun ilaahay waxba lama ahane
waa ka xumahay walaalo Fartun, een ugu horeentii wahaana hay dad muslim ah, waana ilaahay amarkii qofka ilaahay wuhuu ugu talagay, wahaa loo baahan yahay SAMIRKA abaayo insha allah u will be find..wah kasta waa amar ilaahay.....
waxaan kuugu darsanaayaa walaal ala baryadiisa badi asaga ayaa awood leh waxwalabana bixiyo nuradiin abey
nuradiin99 5 months ago
Waa wax muhiim ah and qofku, dumar ama rag, uu helaa caawimaad haduu arintan oo klae uu la dhibtoodo. Markii aad la sheekaysato qof isaguba arintaan soo arkay, waxay u badan tahay in ay wax kuu kordhaan.
bootaan 5 months ago
walaal alaha raxmaana ayaa wax walba awooda iinsha alaah ilaahay wuuku siin kuwo khayrqabo hadii uukuu qoray walaal fartuun waan dareemikaraa waxaan ahay hooyo meeqo laguyiri madhaleesid hadana raxmaan siiyay dhakhtar waxmahaayo walaal sabir inalaaha maca saabiriin walaahay waxaan saaxiibo nahay gabar dhaqtarkuyir waligaa madhalaysid oo America siiba North Carliona laqabo 13sano waxaay haysataa 8ciyaala iyo midsoosocdo markaa walaal insha alaah waxkhayrqaba baan ala kaagabaryaynaa deg deg
amran967 10 months ago
Fadlan walalayaal fartun waxa iga garsisaan, in ay jirto adkaar,aayad badan, maalmo la saumo and bi idnillah you will concieve hadu ilahay qoray, i searched that alot when i saw the pain of MY SAMI, am called fartun, i just cried deeply walaahi, ilaahow kaa farxi fartun ilaahay waxba lama ahane
sahaam2 11 months ago
waa ka xumahay walaalo Fartun, een ugu horeentii wahaana hay dad muslim ah, waana ilaahay amarkii qofka ilaahay wuhuu ugu talagay, wahaa loo baahan yahay SAMIRKA abaayo insha allah u will be find..wah kasta waa amar ilaahay.....
neleye 11 months ago