Gadood_gabay, Hassan Ganey 2010

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
4,675
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Sep 6, 2010

Dal barwaaqo joogga ee Somaliland, Hassan Ganey, gabaygii Gadood, Somalia, 2010, Somaliland 2010, Somalia 2010
Is barbar dhigga Somaliland iyo Somalia.
Hargeisa and Mugadishu
Gabayga Gadood oo ah mid Tusaale iyo waano ah. bal adigu aad u dhuggo oo dhuux.

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (4)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • He is Genius made in Isaaq.

  • Cabdulahi xasan ganay walaahi wa gabay aad caajib, miro,murti iyo macaanba u leh oo aad ku noolaysay dhaqankii soomaaliyeed .waxaan ka marag ahay inaad u qaylo dhaamisay qaraabo is laynaysa tusay sidna inaan qaranimo qaabiil badali karin ama lagu badalan karin. wa mahadsantahay ASKARi.

  • maaha abwaan xasan ganay, waa wiilkiisa cabdulaahi xasan ganay, nice gabay

  • gabayga miisaankiisu waynaa, xikmada iyo macnihiisu balaadhanaa, walaahi waad la soconaysaa markuu somaliland ka hadlayo sidaad u faraxsanthay ayuu soomaaliya galayaa markaasuu jiidhku ku dubaaxinayaa oo aad damqanaysaa. ABAWAAN XASAN GANAY SUUGAANTIISU WAXAY LEEDAHAY DHADHAN GAARA, WAXAAN AAD U CODSANYAA GAAR AHAAN INAMADIISA GUULEED IYO C/LAAHI IN DHAKHSO LOO DIIWAAN GALIYO HADII AY DIIWAANGASHAN YIHIINA, LAGA SAMEEYO BUUG SUUGAANTIISU KU URURSANTAHAY, SI AANU DHAXALKAASI U LUMIN.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more