Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

AminaWeris_Manchester_Part2.wmv

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
10,439
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Nov 30, 2008

Amina Weris Oo Xaflad Lagu Qabtay Manchester Ku Sheegtay In Dadka Reer Somaliland Maanta Yihiin Isbedel Doon, Mabaadiida Xisbiga Kulmiye na Yahay Kii Ka Saari Lahaa Maanta Marxaladan Adag Ee La Soo Daristay Somaliland.


Magaalada Manchester ayaa xalay oo Jimce ahayd, bishuna Novemberna ahayd 28 2008 lagu qabtay xaflad ay si ween usoo agaa simeen garabka haweenka Kulmiye ee Manchester.


Xafladaa oo Amino-Weris uga warantay dadkii halkaa isugu yimid xaalada maanta dalku marayo, waxaa hadalkii ay halkaa ka tidhi ahaa mid dhinacyo badan taabanayay.

Hase yeeshee qaybo ka mida oo aan halkan idinku soo ururinay ayaa waxa aad ka daawan kartaan halkan hoose.

Laanta Haweenka Garabka Kulmiye ee Manchester waxa ay u mahad celinayaan dhamaan dadkii halkaa isugu yimid ee ku soo dhaweeyay Marwo Amina Weris Xafladaa Manchester.

Alaa Mahadleh

Garabka Haweenka Kulmiye Manchester

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (GabarSomaliland)

  • Xuubcaaro you are welcome brother. Amina Weris speech in Manchester was memorable one and it is one that is going to stay with me for the rest of my life.

  • Malyuunjano tan isku sheegtay Amina Weris waa muraayadii Somaliland, Waa qof aqooneteeda iyo waxtarkeedaba la yaqaano.

    Markaa waxba magaccag ha qarin ee soo isa soo dhig oo cadee ujeedadaada. Kolay waanu garanaynaa cida ku soo dirateye.

    Somaliland na maanta min Boorame ilaa Laas qoray gacmaha ayay dadku is haystaan, is bedelna way doonayaan. Waanu dhacayaa Insha alah.

see all

All Comments (21)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Amin Wais ilaa waagii Siyaad shaxaad baad ku noolayd. Daahir riyaale wuxuu kuugu diidey waxuu arkay inaad dulaal UN ka uga noqoto Somali land ayaad damacday. Imisa gabar somali land ah ayaa heli karta in arinteeda resolution laga soo saaro. Naa hit the road ilaa siyaad baad adiyo siilanyo dullal iyo mallal isu ahaydeen. cidaan taariikhadaada aqoon iyo nacaybka u shaqeeya. kuwii laxirayna ilma siyaad u shaqays bay ahaan jireen oo xitaa naagahoodi kasoo carary si ay assimilation u sameeyaan...

  • congratulation to all SOMALILANDERS, speacially to rer KULMIYE, n to de first lady AMINA WERIS n her husband A.M.M( SIILAANYO), now she is hooyada wadanka, we must respect her fully, n to those who telling from her i advice to them to stop cayda iyo aflagaada, i khnow kuwa wax xun ka sheegaya in anay ahayn muwadiniin, ee umada S/LAND waxn leeyahay aynu mel ka soo wada jeesano. tx all

  • EE AAMU ALA KU AWDYEE

  • ISLAANTAN WALI CIBAADEYSO MA LA YIDHI

  • zzzzzz3010 siilka hoyadaa iyo dhiladii ku dhashaybaa ugliya oo fool xun. son of bitch. what they did to u to say they are ugly ass whole.

  • idoor hal qabiil baadtihiin. What xisbiyaalsha aad ka hadlaysaan.Qabiil dawlad ma noqdo.

  • woooow how ugly is she including all they need charity clothes and money

  • Viva Amina Waris,,,Lakiin horta meeday habartii ¨Naasaha weyneed ee Huda barkhad waxaan maqley naasaha ayeey dabada u iib geysa habartu way iska bartiyeeysa Daahir Duuflena waxba kama oga ahahaha Daahir falalow ilaahow naga qabo waa doqon hurda sidu u hurday ayaa Hargaysa la qarxiyeey haduu ahaan laha mid daneynaya hargaysa cadow si fudud uma qarxiyeen ..

  • go on amina weris,,, next first lady of somaliland,,, we r proud of u,, and finally we will get educated/experienced first lady with a good shape .

  • mizz borama, where da fucking video u uploaded last yr,,, i bet u ashamed of it, coz i was shocked when i saw how huda barkhad was omg ,,, so ugly with huge poobs ,, gosh

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more