xasan aadan & shankaroon - xariirtii Jannada- by Arrowtail
Uploader Comments (arrowtail)
All Comments (42)
-
wow kabax saan lee heesaa asxaabey
fanaan 2 maahan samatara number 1
-
5 karoon waa rer ogadenia oo ah magac aan wato.
-
Shankaroon iidoor ayaa abti u ah ayaan maqlay
-
waa fanadada qaranka reer ogadenia ee reer dhagaxbuur shankaroon axmed sagal halkas kawad cod macana waa duruyadii reer ogadenia waa heersare waxaan layabay nimco dareen oo kamid ah faninta qaranka reer ogadenia oo isu diibtay ethioipia iyo cadar axmed kahin canab indho deeqo ogadeniya hanoolato mahadnaq radio kbc kinya radio oo si toos ah usoo dayay heestan waa cod heersare ah ee reer garisow star fm oo iyan soodaysa waad mahadsantihiin faana radoi jigjiga
-
waa fanadada qaranka reer ogadenia ee reer dhagaxbuur shankaroon axmed sagal
-
i luvit somuch
-
Eeshcalaa waxaasa heesa waayo waayo Waa ciyaartoy cuslaatay habeenkaas safka hore ayaan fadhiyay fanaaniin waa kuwii hore xasan iyo shankaroon noolaada
-
fanaanka somalia wuu dhafay xasan aadan samatar haben hore ayaa tagay xaflad dad turki ah ku dhigteen stockholm wadanka sweden waxaaa ku ciyarayeen dejiye heesta waaba ku farxay
-
@dhuungal , reer baadiyaa tahay saaxiiboow dadka saas looma saxo. waa runtaa, hawaalaado jacaylku ayay ahayd riwaayaddu.
-
heestani waxay ku jirtay riwayadii "hawaalnado caashaqu aaynu weerer ka aadnee" 1977
erayadii & fikradii abwaankii weeynaa ee maxamad cali kaariye
hi ifraah.
i think u luv it.
arrowtail 2 years ago