WAXAAD TAHAY MUWAADIN AAN LAGA MUWAADIN SANAYN TAARIIQDAA KUXUSI DOONTO - WAXAAN JECLAAN IN UMADDA SOOMAALIYEED ADIGOO MIIRAN AY NOQDAAN WAAYO ? DHIBBA MAJIRI LAHAYN - mar labaad adiga iyo akhayaarta Keydmedia good job and please don't get tired keep up the good work and may Allah bless you and your families. thank you WASALAAMU ALYKUM
I see alot of potential in Our beautiful Capital
equal2orgreater 3 days ago
waa tuug wax oo haayay majirto waana dadka muqdisho kadagi weesan tahay dadka masaakinta ah ayuu kira uga qaadi jiray hooyadiis maa uleh marki uu kaqadaayo ijaar waan haayay kulahaa waxaas oo la hor imaanaa umuda waxaa istaahishaa in makaxmad lagu sootaago
nasirsuul 2 months ago
dadka maxay isku cunen oo wadan u dumiyen
goobaanle10 2 months ago
WAXAAD TAHAY MUWAADIN AAN LAGA MUWAADIN SANAYN TAARIIQDAA KUXUSI DOONTO - WAXAAN JECLAAN IN UMADDA SOOMAALIYEED ADIGOO MIIRAN AY NOQDAAN WAAYO ? DHIBBA MAJIRI LAHAYN - mar labaad adiga iyo akhayaarta Keydmedia good job and please don't get tired keep up the good work and may Allah bless you and your families. thank you WASALAAMU ALYKUM
Mabdirahman2022 2 months ago
Cisman maxamed cawaale waa muwaadin noolow indr saasna u ilaali hantida ummadda soomaaliyeed insha Allaah ajarkeeda waad heli abaal marinna waad leedahay gooray noqotaba waa lagu xusi...VOA waad ku mahadsantihiin idinna warbixintiina. LONG LIVE SOMALIA
Gacmadheere1984 2 months ago
Cismaan waxaad tahay nin loo abaalgudo aniga xamar waxaa iigudembeysey 1990kii aadbaanan uganaxay muuqaarlkaan hadeey ay kudembeeysey caasimadeeydii Cismaan waad mahadsantahay intaad awoodo dadaal oo bedbaadi hantidii qaranka soomaaliyeed dhul ama guri ama meelkastoo dadka waxtar uleh. waanan kaaga mahadcelineeynaa dadaalkaagaa aadbaad ugumahadsantahay waxqabadkaaga. aniga guryahayagii waxaa lafiiqday 1991kii lakiin hadana hantadii naga dhexeeysey ooqaran say ubaabaday aadbaan uga xumahay.
Akadirful 4 months ago
allah wali saas manan u arkin thank you for showing our city , waxan ahay one of the pple who didnt get to be there .
mariamcaliguul 4 months ago
NINKAAN CISMAAN WAXUU ISTAHILA IN BILLADA WADANINIMO LA SIIYO CISMANOOW WAXAAD SAMEEYSAY TAARIIKHDU WEEY KUU QORI ILLAAHNA WUU KU AABALMARIN WADANI BAA TAHAY WAAN ILMEEYEY MARKUU HADLAAYEY
yuuyu114 4 months ago
gureyga sarta jaalaha waye isku raran marki cam lagu adiyo jaranjarta fiyore miss
50Waka 4 months ago
ar xafadeyda ahaaaaaaaaaaaaaaaaaa missss u aloow dowlad dagalaba nacnee
50Waka 4 months ago