Gabay Adkaade iyo Laga adkaade Abwaan Kaariye

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
3,630
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 1, 2011

Gabaygaan waxaa tiriyay AUN Abwaan Maxamed Cali Kaariye kadib markii uu akhriyay Faaladii Caqliga USC ee Wargeyska Beeldeeq.
Somalida waan aqaan,Ab iyo isirbaan aqaan
Anoo ubadoo dhalaaniyo,Hadoo oogadu cadaatay
Abuurteedaan Dersaayay,
Abwaan ka dhashaan ahoo,iniinteedaan hubaa
Shalaytana waan ogaa,Maantana ishu Macalin weeye.
Berrina waan odoroosayaa,
Hadii inyar aan ka reebo,uureeysatay waa qabiil
Waxay Umushaana ceeb,
Is aamintay waa qiyaano, eraybeey sheegtay waana been.
Uruursatay waana tuugo,eed sheegatay waa bilaash,
Islaamnimadeedu yaab.Ashahaadatay hoow rumeeyn
Waxay u taqaan Cadaalad,iskeeda sideey u doonto
Adoon amakaagsaneyn,I waydii waxaan ku iri,
Kolkeey xaajadu adkeed,halganka loo wada idleeyn
Aardaboole dinaahi jiray,iyagoo aan kala baqeeyn
Ololaha Maansadaa,eedeeynta bayaanadaa
Siyaasadda loo igmado,aduunyo la dhiibo iyo
Afbuuxa kuwii ku yiri Rajiimka la eersadoow,
ku eednaye orad na dhaaf,Abaalkoodii ma helin
Ebyan baa loo dilay qabiil,Saado iyo Axmed Nuurna tage,
Aarkii Dhabarloow loo waa,burcadna waa la ilaaliyaa,
Aanada reerkooda iyo waxaa eryay yaad tihiin!!

  • likes, 0 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (0)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more