Dhoodaan Jacbur
Uploader Comments (hassanahmedw)
Top Comments
-
Dhoodaan inbadan baan raadiyay, Waa gabyaa caana oo weliba ku darsaday majaajilayte ah, Yaa salaam allaah ka ku daayo dhoodaan
-
Dhoodaan Aabaha jacburka
All Comments (26)
-
dhoodaan wa halgama weyn inkasta oo hore loogu sheegay LABADA SHILIN EE AN IS GAYIN JEEB ISUGU GEEYE somalia lacagta waad ka qadataa gumaysiga amxaaradana waad ka qaadataa waaye macnuhu
-
Dhoodan waxban baan xiayn jiray ,laakin hada ayuu iila ekaakaday ,shaqsi dhuuni-raaca.414
-
Dhoodan waxban baan xiayn jiray ,laakin hada ayuu iila ekaakaday ,shaqsi dhuuni-raaca.
-
waa arin layaab leh waana ja cbur qatar ah
-
Kind of an old stand up komedy, i do really love Dhoodaan kkk
-
gabadhaan jeclahay gabdhaha ka ilka waawayn
sida awrta ruushkoo kalay raamsi wayn tahay
sida ari carbeedkoo kaley shaarub leedahay
aqalkay dhistaa diin fadhiya waa ka wayn yahay
wax dhintiyo wax nool ma arag ruux ka caga dheer.
-
i dont smile let alone laugh because i dont get the point of his speech just i can safely say his speech is meaningless. by the way his voice is not strong just thing he does is. faro taagtaag bes therefore somaliyey haygu xayeysiininaa odaygan
-
wow! very funny wallahi! i liked the james brown part.LOL
-
vey funny and intelligent
thanks hassan ahmed.
I never seen him but heard his Jacbur's.
a true and talented Somali.
please post some more.
bartamaha 5 years ago
unfortunately it is the only clip of him that I have.
I am a big fan of his jacbur , a great and influential poet.
hassanahmedw 5 years ago