Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Fahimo speaks Somali

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
71,768
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jan 6, 2011

Stacy aka Fahimo speaks somali she is interviewed by Oday Ogle

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • She is cute..thumps up for her <3

  • May Allah guide her to Islam

Video Responses

see all

All Comments (104)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waaw walaal scww walal gabadh aad u qiimo badan tahay walaal gabdhaha somaliyeed ee dhaqankooda katay qiimaha badan u sheeg walal walal waxan filaya inad islam tahay hadadan ahayna ilahay haku soo hadeyo insha alaah

  • Maashaa allaah famiima wa kaa qaday salanta Ana waa ku salamay Somlida mid Ayaan idin leeyahay luqad ayay baratay gabartan wayna baran kartaa hala yabina oo hada waxad arkeysaa somali ku hadlayo Qoowse waa luqad dhawaqeeda ad la yaabeysid oo looga South africa Ama somali ku hadlayo Danish finish chines carabi germany tailandes oo ibtaba kala dhawaq duwan markA hala yabina iskana dhaafa reer miyinimada Mida kale qifkii u baxshay magacaan Fahiima wuu la heley good name aa leeyahay noolow Fahiima

  • mansha allah waa gabar somaliyeed hala ilaaliyo gabadhaas waana walaasheen hala ilaaliyo gabadhaas somalidu waa dad aan ku dheereyn midab kala sooca laakiin waxa jira qaar caqli gaaba waa gabar somaliyeed oo walaasheena

  • Fahiimo, adigana waan ku salaamaynaa. Aad baad u mahadsan tahay. Afka Soomaaliga xoogaa ma taqaanid ee waad wada taqaan. Maashaa Allah.

  • cadi maha waxay ka fiicantahay kuwa badan oo qurbaha ku dhashay misane ilobay dhalashadooda asalka ah kkkkkkkkkk

  • waxeey dhaantaa kuwo badan oo Soomaali ah oo u maleeya in hadii af ajnabi ay ku hadlaan ay ilbax nimo tahay , aniga waxaan ku noolahay qurbaha marna lagama yaabo in aam qof Soomaali ila ah aan,ENGLISH kula hadlo ajnabi haa !!!.

  • si ficn ayay afsomaliga ugu hadlaysa gabartan ku dadal ina intan ka badana si barato af somaliga fahiima magaca ayanba ka hele

  • @MrAntitrinity adoo kale ayuu wadanka ka dagi la yahay oo mar kasta negative ah haddii aad nin aqli leh tahay sidaas uma aadan fakarteen ee gabadha ayaad u mahad celin laheyd maadaa eey tahay qof afsomaliga si fiican u bartay

  • Anaguna waanu ku jecelnahay..fahiimo.

  • one thing...ninkan waraysanaaya iyadaa ka xikmad badan. Fahiima way iska fahantay waraysi xumidiisa..dadka kale ee cadaankaa muhiim maaha inay la tartanto...Fahiima- Stacy gabadh maskax badan baad tahay Ilaahay ha kuu siyaadiyo..anaguna Soomaali ahaan waanu ku soo dhawaynaynaa ..gacmo furan,,,laab furan..qalbu furan. Ilaahay ha ku hanuuniyo.

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more