Dhaylo Jecel
Uploader Comments (foreignasset)
Top Comments
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
riwaayadani caadi mahan lool i luv it
-
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
All Comments (45)
-
@TheSakta haye duqa maxaa isku kaa dhacaya
-
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
-
kkkk kk kk kk kkk funny riwaayad khatar.com kk wale woqooyi riwayadaheeda la gaaadhi maayo
-
hahhahaha wow
-
lol thats my fav part too
-
Garoowe boy heesta calaf duug ma yeesho waxaa leh abwaan saxardiid maxamed cilmi ( jebiy ) waxaana qaada magool
waxay ahayd waxayna ahayd dhawr iyo lixdankii xiliga heestaasi waxayna ku jirtay ruwaayad la odhan jiray Dan Iyo Xarago Iswaydii
Labbadii laysu dooro
haddii laysu daayo
daggo wada yagleelee
calaf duug ma yeeshee
dadow taa ogaadaa waa inta aan ka hayo heestaa wixii khalad ah waa lay sixi karaa
-
pslronman, Mahadsanid. Haddaan heloh waan kuu soo sheegi.
-
alla ila qoslaay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkkk -
inaba kulan
-
garoowe adeer waxaa qaada MAGOOL IYO CISMAAN GACANLOW, waxaana lahaa ereyada heesta Abwaankii waynaa ee SAXARDIID M. JABIYE.
oh my god this is so dam funny is dhalo jecel the name of the riwayad? where can i find it.
dahabo 5 years ago
yeh the name of the ruwayaad is Dhaylo jecel u can usually buy it from your local somali studios
foreignasset 4 years ago