by Ahmed Naji
Top Comments
All Comments (38)
-
YAA SALAAM
WAA GABAYADII GABYAAGII JACAYLKA AHNA NINKII U ILBAXSANAA XILIGIGAA
ALLA HA UNARIISTEE CILMI BOODHARI ,
USTAAD AXMAD NAAJI IYO GABDHAHA U JIIBIYAY EE REER JABUUTI AMINA FARAX IYO XABIIBO BALALAF WAA MAHDSAN YIHIIN SXB YAABANE WAA KU MAHADSAN TAHAY INAAD I XASUUSISO FANKA HALA ARUURIYO SXB YAAL
-
@essaabdi HIDIYO HIDII WAXAA QADAA SAID XAMRQOOD OO AH REER DJIBOUTI BILOWGIII LAKIIN SOMLAIDA KALEH DIB BAY U QAATEEN OO MIDHE KALEH LAGU LADHAY LAKIIN...
-
@essaabdi HAA SXB LAKIIN MUDHAHA WAXAAN UMALAY NAYAY INUU YAHAAY GABAYGII CILMI BODARI..
-
@baxuur IYO XABIBA ABDILAHI BALBALAF MAXAAD UGA REEBTAY SXB...
-
ALLAYA CISAK USTAAD AXMAD IIYO AAMINA FARAX
-
vive les artitste djib et som vive la corne de l'afrique
-
@mariettaga thank you
-
awesome luv this song
-
sxb laxankani miyaanu hees dhaqameed hore u jiray ahayn?kebedda,cawska samayskiisa loo adeegsado iyo ciirta lulideeda.Alla hooba hoobaaleyeey hobalayeey heedhe.
-
Sorry sxb waxan u jeeday in Cali Sugulle sameeyey heesta HIDIIDIIYOOY HIDII ee Ahmed naaji qaadayo oo iskumar la duubay sidaan filayo ,laakiin waa runtaa oo heestani waa gabaygii cilmi boodhari sidaad sheegtay.viva fankeenna
I'm Black American and I love SOMALI music!!!!
mariettaga 4 years ago 13
What a succulent melody!! just love it! every word and every beat of it!! hope u guys understand the meanings of this love song, the scene is so dreamy, these somali girls dancing; big applauds. what can i say waaaaaaaaaaaw, Ustad wll remember you for ever. many thanks to qumane for posting this stuff.
garoweboy 4 years ago 5