I want to extend
a warm welcome to... See more
both new and old freinds.
I hope that everyone
has gotten off to a
good start this year.
We are truly fortunate
to be a part of
such a wonderful fundraising ideas
to build artivial gress in Hargeysa fotball ground
Our hardworking in Norway and around the world
we need your support ,
2010 Will be the year Insha-alla.
Together wi continues to
be a vital part of our
success and there is a
multitude of opportunities
to get involved in this wonderful projecy.
I encourage
all of our freinds to-
consider joining this group
and help support our endeavors
to raise funds
which will directly benefit
war meeshu foolxuma badanaa, dadkuna ma qaxooti baa kkkkkkkkkkkkk stadiumka magaloyinka puntland baa ka qurux badan walahi hehehe
caaisha3bosaso 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslayaa qaranradiye sxb haba burbursanaatee qaybo ka mid ah stadium hargeysa, sxb adigu ma si weydiisay maxaad ku haysaa muqdishadan dadka lagu qasho. fy faen qof walba wuu hadlaa. somaliya oo dib isu raacaysaa haba ku riyoon sxb. phalastin iyo israel ma is raaci karaan, waa sidaa oo kale so forget about that.
shoodhe20010 1 year ago
Ka dib qaranjabkii iyo burburkii Dowladdii kacaanka somalia waxaa ii muuqda in aysan sportigu helin waqabad dhab ah. maamulada yar yar ee ka hirgalay burburkii ka dib way u suuroobi wayday in ay arimaha bulshada wax ka qabtaan. Somaliland iyo Puntlandba waxay u baahan yihiin Dowlad somaliyeed oo ka hanaqaada Xamar aan midowno dibna an u dhisano dowlad awood leh oo federal ah si caalamku wax noola qabto.,
qaranradiye 2 years ago