waa xafladii 15ka may ee laguxusayaay SYL malintas oo ay kubegned malinta dhalinyarada aduunka
waxana kasoqeybgalay abwanka weyn ee kooxda qeylodhaan iyo abwaan hadraawi iyomadax kaloo badan waxana qabtay xuska malintas NAADIGA NABADDA BARBAARTA SOMALIYEED
waa marnaamij aaad u xuruxbadan waxaana dhihi karaaaaaaaaaaa waa biloow fiican ee meshiina kasii wada asxaabeey
10570225 9 months ago
@10570225 naadiga nabadda barbaarta somaliyeed hanoolaado waxan leeyahay noqda sidii syl oo kale insha'allah waad kari dontaane
myqueenheart1 9 months ago