Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

Kooshin & Fartuun Birimo

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
29,521
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Jun 19, 2011

Kooshin & Fartuun Birimo

Category:

Music

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (14)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • dagaalkii somalia la gashey itoobiya 1964 & 1977 somali waxay ku dagaal gashey magaca jabhadda xureynta somali galbeed si looga soo gooyo gumeysiga itoobiya ,ayna dib ula midoobaan walaalahood soomaliyeed oo naftooda u hurey viva somali weyn ,viva somalia ilaahow somali mar kale quluubtooda isu soo celi

  • @jecliyaa612 UBO adaay jabtay maxaa ku qasbay dowlada DDS inaay qurbajoogta lacag siiso si ay wax fiican ooga sheegan dhulka? is weeydii taas. Koleey waa mid aan cadeen ka hayo iyo makhraati ba.

  • @SygNok82 thanks kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Sucdi27 Calankan mid qabiil ma aha ee waa mid dagaal lagu wado gumeeysiga Itoobiya cadeenayo. Waxaa na loo dagaalayaa somaalinimo oo waxaa cadeeynayso dhexda buluuga ah, guduudka na waa dhiiga loo huray, cagaarka na waa barwaaqada dhulka somaliyeed ee loo yaqaano Ogadenia oo lakiin qabiil kasto dago.

  • UBO way jabtaye tana ma tii codka xumaydba..

  • Calankan waxaa iska leh Jabhadda Wadaniga Xoreynta Ogadenya.

  • somali calamo badanaa hortu hada calankaan reerkee leh can any one tell me that pls

  • fartuun belo ku qaadatay sidey baadiye uga timid weli waa keeni la;dahay habka loo dance gareeyo waxaan xusuustay gabdhaha guri joogtada ah oo jikada intay rikoor ku daartaan iska bood booda

  • meeshu calama badanaa calan kii hore aanba xaqiisa la siine waa socon waynee aad orodno miyaa

  • QOFKA CALANKA DHEXDA KAGA SAWIRAN MA ADMIRALKAA?

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more