Hees Wadani ah - Qeylodhaan

Loading...

Sign in or sign up now!
Alert icon
Upgrade to the latest Flash Player for improved playback performance. Upgrade now or more info.
267,124
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Dec 18, 2009

Waa hees cusub oo magaceeda la yiraahdo qeylodhaan. Waa heees loogu baroor diiqayo dadkii sida waaxuushnimada ah qaraxa lagula beegsaday hotel shaamow. Mu'alafika heestan, Cabdi Shire Jaamac (ciyaarjecel), Wuxuu ka cudurn daaranayaa in uussan heestan ku wada xusin dhamaan magacyada dadkii ku geeriyooday qaraxaas, xag farsamo darteed. waxey heestu ugu baaqeysaa bulshada soomaaliyeed in ay dib u toosaan oo iska qabtaan cid kasta oo qaranimadooda halis ku ah nooc kasta oo ay yihin. SIdas iyo dhageysi wacan. Wixii talo ah noogo soo dir emailka: shire74@hotmail.com. Fanaaninta (singers) waa: Nimco Yaasiin, Jooqle Shire, Xuseen Shire, Abdihakim Faaryare, Abdirahman Sheikh, Amina Abdullahi Omar (Dhool).

http://www.bclub19.com/

  • likes, 5 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Top Comments

  • I am Kurdish, I wish you Somalians peace and prosperity. From Kurdistan to Somalia with love. God bless Somalia!!!

  • NO QABIIL

    NO WAR

    BUILD SOMALIA

    LOVE SOMALIA

see all

All Comments (236)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • oooooooooooh....Illaahow adigu noo danbi dhaaf...Waa hees si weyn i xannuujisey...Inta heestu socoto oo dhan waan jidhidhicoonnayey.......illaah­ay ayaa iga sarreeya...waa arin laga xannuunsado...SUBXAANANK...Ta kale waxaan ka helley codka meesha lala yimid...Waa dad si weyn u cullus ...Waaberi ayaa iigu danbeeysey codkan oo kale...CONGRA.

  • somali fanaaniin ayay ka daba dheceene tolow yaa quraankii iyo axaadistii rasuulka uxafiday?fanaan xataa wadani aan ahayn ayaan arkaa anigu oo duloobay mid saxan xataa ma arkin waayadan....qaylo 1 maalin ayaanan arkin waxaan ku farxo,maalin ay hees xbashi kusoo duushay dalka xataa ma arkin ,maalinay leeyihiin somaliyeey aan wada tashano marakin,,,saada cali ayaaba kuwan dhama,tooshkoodu waa hal mel oo ah meesha ugu fiican ururada ama maamul goboleddyada soo raafaya reer koonfurka.sida sacudiga

  • @filsan112 Filsan walaal ha danbaabin. Islaamku waxan ma ogola. Cadhada ku haysa waan fahmi karaa, laakiin denbi yaanay ku galin. Bal ilasoo xidhiidh aynu ka wada hadalo Islaamka'e. Halkan ayaynu kaga wada hadli karaa.

  • Jooqle: Qabriga oon galaa dhaanta, qaabka aan nahaye. Qumaati u kaca oo toosa Soomaaliyeey, waad qalibanteene.....walaahi way inoo dhamaatay. Illaahay hana dul qaado dhibkan. Soomaaliyeey qabyaaladi waata halkaas ina dhigtay.....uf qabyaalad dhaha....uf uf uf uf qabyaalad

  • hees taan markasto oon dhageesto waan ooyaa i feel sorry what happen.

  • "Soomaliyeey tooso kaca waad qalibanteene"

  • god bless all somalian singers , and god help somalia ,, is just sad to watch this song, and see what al-shabaab have done to those students ,, sadness

  • Very sad

Loading...

Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more