Maxaa ani iigu jira - Careys Ciise Kaarshe - Raadraaca Fanka.mpg
Top Comments
All Comments (14)
-
Masha Allah, Allaha naxariisto careys
-
ILAHAY NAXARIISTII JANO HA GEEYO CAREEYS CIISE WADANI BUU AHAA DHAB AH
-
Allah u naxariisto abwaankii Carays Ciise Kaarshe. AAmiin! AAmiin Ya Allah.
-
ILAHAY NAXARIISTII JANO HA GEEYO CAREEYS CIISE WADANI BUU AHAA DHAB AH
THANKS GAMMUURE FOR YOUR UPLOADED THIS GREAT SAAR
-
Maa shaa alaah ' aloow kuu naxariiso. Anigu waxaan ku tilmaami lahaa waxuu ahaaa qof ka somalida ugu caqli iyo cilmiga badnaa" oraahdiiso midkasto ka mid ah waxbeey tusaala utahay "
-
allaw u naxariiso caras ciise amiin
-
Ruux kasta oo damiir wadani nimo leh markuu carays ciise kaarshe maqlo wuu u duceeyaa aniguna waxaan leeyahay Allah unaxariis badiyo wuuba u naxariistaye Allaha u siibadiyo darajooyinna ha u siyaadiyo carays wadani wuxuu ahaa geesi nabadeed gumaysi diid ah oo isku duubnida soomaalida jecel oo mar walba ku booriya oo kahadla I love you father of the soomaali saar allaha kuu naxariisto
-
All ha u naxariiste carays ciise in uu tan tiriyey hore maqal. wiil uu dhalay ayaa dagan magaalada TORONTO ee dalkan CANADA. CARAYS CIISE waa geesi u halmay mid nimada iyo ilaalinta qaranimada ummadda soomaaliyeed. kuna muujiyey saarkasta oo uu tiriyo.
-
allahu akbar
-
ilaaheey janadi haga waraabiyo
somalidu carays ciise oo kale baay u baahan tahay what a great man
jecliya qofki dalkisa wax fiican uga tagaaa
Allaha unaxariisto. Danbigiiz iyo danbigaayn Allaha dhaafo. Ameen.
hamaaan1 1 year ago 16
Manshallah what a great human. Allaha haku naxararista you sure are the pride of the Somali race and we thank Allah of bless you with. Viva Somalia!
Drromantic83 1 year ago 6