Alert icon
We're changing our privacy policy. This stuff matters.  Learn more  Dismiss

SII SIILAANYO

Loading...

Sign in or sign up now!
13,530
Loading...
Alert icon
Sign in or sign up now!
Alert icon

Uploaded by on Aug 24, 2007

XISBIGA QARANKA SOMALILAND EE KULMIYE

Category:

People & Blogs

Tags:

License:

Standard YouTube License

  • likes, 1 dislikes

Link to this comment:

Share to:

Uploader Comments (LaqabsoTV)

  • akhayaarta doodu ka dhaxayso waxaan u sheegayaa in aanan sinaba u ogolayn in channelkan cid ama qabiil lagu aflagaadeeyo.

    waxaan u soo jeedinayaa nusshilin iyo xuubcaaro in ay soo af-jaraan yooyootankan. waxii anshaxa ku xuna waan masaxayaa....jaaw

see all

All Comments (25)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkkkkk 99 years sakhraana muxu alahu akbar ka garanaayaa balaayo kugu dhadcday khatumo seegow

  • viva kulmiye viva siilaanyo allaahu akbar

  • waar ninkan siilanyop darood oo dhan buu guumayee.

    tarikhda loo hayo waxa weye wasaga darood iyy qaar-kaloo badane.

  • mujahid siilanyo kulahaa

    odeyganu muna ahayn kii khamriya cabka ahaa.war ilayn intad noshahay waxwalba wad maqli. macnaha mujahid bal soobaadh

  • Viva Mujaahid Silanyo Geesi Aan Daalin Geesi Aan Baqanin Geesiga Ugu Aqoonta iyo cilmiga badan somaliland intii madax soo martay Mid Sidiisa Jaamacad UK kaga Qalin Jabiyeey ma jiro Isha Doqontu Kaa Dadan UDUB waad ka adag tahay ee ka tuur meesha GODBLESS YOU MR SILANYO WISHING YOU ALL THE BEST INSHA ALLAH

  • waxan qaba inu yahay halyaay usohal gamay somalilaan maan tan waxa nasiibdaro ah inu laloolamo jajuuski siyaad bare tasiina waa midkuah nasib daro maanta

  • waxaa dood lala geli karaa qof maskax leh khibrad iyo macno sameeyaan wax uu ka hadlayo adiguse intaas waad ka madhan tahay oo sidii aynu uga hadlayney xisbi ayaad qabiil ila gashay aniguna tolkay adigoo kale afka iima gelin karo....waxaanse ogaaday in aanad dhamayn markaa kula sii wadi maayo waayo saaxi matahid ee sidaan kuu sheegay dhakhtar ku daweeya doono.

  • maskax nusshilin xaalkaagu waa meel aan rabey roob ka hilaac aniguna ma ahi nin aflagaadeeya beelaha tolkayga ah laakiin way cadahay in calooshu ku xanuunayso...I strongly beleive you should seek medical advice urgently.

  • Imisa ayaynu ku heesnay Siyaad dhacyoo Siilaanyo dhalay markii uu isaga oo mutacalin ah oo oxford univerty ka soo baxay wasiirka maaliyada somaliya ah uu diiiday wixii ummadiisa lagu hayey ee uu duurka u galay. maantana kuwii ku heesayey siyaad dhacyoo siilaanyo dhalay ayaa Riyaale oo ahaa burcher of berbera ka doortay,markaa waa duni iska dhaaf

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more